Shirkii Madasha wadatashiga Qaran oo maanta si rasmi ah uga furmay Muqdisho “Sawirro”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho shirka wada tashiga qaran ee looga tashanayo nooca ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho shirka wada tashiga qaran ee looga tashanayo nooca ...
Muqdisho, 16 November 2015: Wadatashiyada looga hadlayo hannaanka doorashada sannadka 2016-ka ayaa maanta ka bilowday guud ahaan dalka Soomaaliya. Wadatashiyada ...
Wararka uu Radio Muqdisho ka helayo degmada Hodan gaar ahaan nawaaxiga xaafadda Soona Key ayaa sheegaya in goob ay ku ...
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Sahra Cali Samatar oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa Radio Muqdisho ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kuwait ee ...
Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay iyadoo roobab ay ka da’ayaan qeybo ka mid ah waddanka ...
Wararka laga helayo dalka Suuriya ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee faransiiska ay duqeeyeen magaalada Raqqa oo ay ku badan ...
Saraakiisha Dowladda faransiiska ayaa xiray aabaha nin la sheegay in uu ka mid ahaa, dadkii fuliyay weerarkii ka dhacay magaalada ...
Guddiga doorashooyinka madaxa banana ayaa sheegay in xubno ay ugu jiraan shirarka wada tashiga ah ee ka dhacaya magaalooyinka dalka ...
Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Koonfur Afrika ayaa caawa shir u qabatay qaar ka mid ah Aqoonyihanada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho