Baarlamaanka oo ka hadlay Hindise sharciyeedka Iibka iyo qandaraasyada Qaranka
Mudayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku leh xarunta golaha shacabka ayaa guda galay akhrinta labaad ee ...
Mudayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku leh xarunta golaha shacabka ayaa guda galay akhrinta labaad ee ...
Xubnaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Soomaaliya oo kamid ahaa korjoogayaasha doorashadii baarlamaaniga ahaa ee ka dhacay dalka Turkiga oo ...
Ururada Bulshada rayidka ah oo maanta Muqdisho ku yeeshay shir wadatashi ah oo ku saabsan qaabka ay noqoneyso doorashada Soomaaliya ...
Taliyaha ciidanka booliska Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka booliska iyo maamulka degmada ...
Guddoomiyaha Gobalka Banadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta la kulmay dhammaan shaqaalaha Dowladda Hoose ee ...
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay shirar caalami ah oo looga hadlayay Batroolka iyo ...
Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa maanta tababar u soo xiray in ka badan 40 hablo ah ...
Mogadishu, 07 November 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Mudane ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu dhaawacay Muqdisho, xilli uu ku wajahnaa xarunta golaha shacabka. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho