Madaxweynaha JFS oo beeniyey Dacaayadii ahayd in uu xumaaday Xiriirka Imaraadka iyo Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay maanta Isbitaalka Sheekh Sayd iyo xarunta safaaradda Imaaraadka uu ku leedahay Magaalada Muqdisho. ...











