Madaxweynaha oo 1-da Luulyo darteed hambalyo u diray Ummadda Soomaaliyeed “SAWIRRO”
Munaasanadan lagu xusayay 56-sano guuradii ka soo wareegatay markii Gobollada Koofgureed ee Soomaaliya ay xornimada qaateen iyo israacii Gobolada Waqooyi ...
Munaasanadan lagu xusayay 56-sano guuradii ka soo wareegatay markii Gobollada Koofgureed ee Soomaaliya ay xornimada qaateen iyo israacii Gobolada Waqooyi ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, ...
Xaflad aad u ballaaran islamarkaana uu so soo agaasimay maamulka gobolka Banaadir ayaa caawa ka socota aqalka dowladda hoose ee ...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamad Xaashi Cabdi iyo taliyaha hoggaanka tababarrada iyo qorsheeynta ciidanka boliiska Soomaaliyeed sareeyo gaas Maxamad Cabdule ...
Muqdisho, June 30, 2016….Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabey duddiga doorashooyinka dadban ee heer ...
Shirka Golaha wasiiradda Xukuumadda faderaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka qeyb galay oo lagu casuumay Xubno ka mida Cuumaa`udii Soomaaliyeed ...
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa maanta tababar u furay boolis cusub oo ay yeelan doonto ...
18 ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyootay gaari nooca dadweynaha qaada ee loo yaqaano Mini-bus kadib markii uu ku ...
Waddada wadnaha oo haatan ay ka socoto dib u dayactir balaaran ayaa waxaa kormeer ku tagay guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho