Dowladda Soomaaliya oo Golaha Amniga u gudbisay cadeymo muujinaya Duqeynta diyaaradaha Kenya la beegsadeen dad shacab ah oo ku sugnaa Gobalka Gedo
Safiirka Soomaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle) ayaa Golaha Ammaanka u gudbiyay caddeymo muujinaya duqeymo Diyaaradaha ...










