Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwo Caasho Geelle Diiriye oo la kulantay Soomaalida Ohio.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Marwo Caasho Geelle Diiriye oo la kulantay Soomaalida Ohio.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Columbus ayaa xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay Marwo Asha Gelle Diriye oo wasiirka Haweenka iyo Arimaha Qosyka ka soo noqotay Puntland kana mid ahayd dadkii wax ka qoray Dastuurka Soomaaliya ee hada jira.

Marwo Asha oo hada ka shaqeeysa arimaha bulshada madaxna ka ah Hay’ada The Asha Gelle Foundation ayaa lagu amaanay doorkeeda isbadal doon iyo sida ay dadka Soomaaliyeed ugu adeegto gaar ahaan Samafalka.
 
Inta baddan dadkii ka hadlay xaflada ayaa ku tilmaamay Asha in ay tusaale wanaagsan u tahay Haweenka Soomaaliyeed iyaga oo ku booriyay in ay sii wado howlaha Samafalka iyo tilmaamaha wanaagsan.
 
Marwo Asha ayaa ka warbixisay xaalada Dalka iyada oo dhanka kale ka sheekeysay xaaladaha ku gadaaman Dowladnimada Soomaaliya iyo in meel fiican loo socdo lagana yimid meel aan la dhayal san karin.
 
Waxay ku boorisay dadkii ka soo qeybgalay in ay dalka ku celiyaan Maskaxdooda, Aqoontooda iyo Hantidooda kuna xisaabtamaan in dalku sugayo oo aysan cidina buuxinayn doorkooda.
 
Waxa la gudoonsiiyay Shahaado Sharaf iyo Abaalmarin ay siiyeen Dalada isku taga Ganacsatada Soomaaliyeed ee Mareykanka fadhigeeduna yahay Columbus.
 
Waxa ay kulamo la qaadatay qeybaha bulshada waxayna inta baddan dadka ku dhiirogalinaysay in dalkii sugayo iyo in fursado baddan oo ay ka faaiideysan karaan ay yaalaan iyada oo dhanka kale amaanku uu yahay hadba sidii Alle qadaro. 
 
Waxay amaantay horumarka ay Soomaalidu ka samaysay Ohio iyo sida loola saan qaaday dadkii dalkan uga soo horeeyay dhanka Ganacsiga, Waxbarashada, Deegaanka iyo arimaha isdhexgalka, waxayna boorisya isku dayga ay ku doonayaan in ay ka dhex muuqdaan siyaasada goboka si lamid ah gobolada kale ee ay soomaalidu ku baddantahay
 
Deeqo Shire (SONNA)
Columbus Ohio
Previous Post

Wasiirka Ganacsiga DFS oo ka qayb galaya bandhig Carweedka Ganacsiga oo ka furmaya dalka suudaan

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Dhaawacyadii Isbitaalka Erdoğan ee Magaalada Muqdisho.

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Dhaawacyadii Isbitaalka Erdoğan ee Magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Dhaawacyadii Isbitaalka Erdoğan ee Magaalada Muqdisho.

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In