Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Iskuulka 21-ka Janaayo oo dib loo howlgeliyay (DAAWO MUUQAAL)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Benaadir, isla markaana xarigga looga jarayay iskuulka 21-ka Janaayo ee degmada C/casiis ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Iskuulkan oo dhawaan dib u dayactir ay ku sameeyeen Midowga Yurub ayaa loogu talagalay in wax lagu baro carruurta ku nool demada C/casiis iyo deegaannada kale ee ku xeeran.

Related posts

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka  dhinaca siyaasadda ee maamulka Gobolka Benaadir Maxamad Aadan Guuleed Caano Geel oo goobta ka hadlay ayaa u Mahad celiyay Midowga Yurub kaalinta ay ka gaysteen dhismaha dugsiga 21-ka Janaayo oo baahi wayn ay u qabaan bulshada ku nool degmada C/casiis.

Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Danjire Michele Cervone d’Urso oo isna kulanka hadal ka jeediyay ayaa sheegay inay sii wadayaan taageerada ay siinayaan shacabka iyo dowladda Soomaaliya.

Wasiirka Waxbarashada iyo bar baarinta ee xukuumadda Soomaaliya mudane Ciise Maxamed Axmed Guraase oo xarigga ka jaray iskuulka 21-ka Janaayo ayaa ka codsaday shacabka iyo maamulka degmada C/casiis in ay ka wada shaqeeyaan dhiirigelinta waxbarashada carruurta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool degmada Cabdicasiis ee Gobolka Benaadir.

 

Previous Post

Wafdi ka socday Jaamacadda Carabta oo soo gaaray Muqdisho (DAAWO SAWIRRO+MUUQAAL)

Next Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Norway Oo Deeq Raashin Ah Gaarsiiyay Dadkii Ay Saameysay Fatahaadii Beledweyne “Sawirro”

Next Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Norway Oo Deeq Raashin Ah Gaarsiiyay Dadkii Ay Saameysay Fatahaadii Beledweyne "Sawirro"

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In