Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Siihayaha Wasiirka Caafimaadka oo la kulmay hay’ado ka socda Qaramada Midoobay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siihayaha Wasiirka Caafimaadka ee Soomaaliya mudane Cali Maxamed Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Madax ka socotay hay’adaha Qaramada Midoobay ee dhanka Caafimaadka, iyado kulanka ay goob joog ka ahaayeen Wasiirada Caafimaadka ee Maamulada Jubaland iyo Galmudug.

Shirka ayaa waxaa looga hadlay waxyaabihii u qabsoomay sanadkan sii dhamaanaya Wasaaradda caafimaadka iyo caqabadaha horyimid, si loohelo qorshe ku aadan horumarinta adeegyada caafimaadka ee sanadka cusub.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Wasiirada maamulada kulanka ka qeyb galay oo goobta hadal ka jeediyay ayaa sheegay in deegaannada maamuladaasi aysan ka jirin adeegyo caafimaad oo dhameystiran, waxaana ay intaa ku dareen in shirkan uu ahmiyag gaar ah siinayo sida lagu xalin karo caqabadaha sanadkan Wasaaradda ho yimid, ayna codsanayaan in Wasaaraddu ay gacan ku siiso horumarinta caafimaadka aas aasiga ah ee deegaannadooda.

Ugu dambeyntii Wasiirka caafimaadka Cali Maxamed Maxamuud “Cali Xareed’ ayaa tilmaamay in Wasaaraddu ay dadaal ugu jirto sidii muwiidiniinta Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen adeegyo caafimaad oo dhameystiran, isagoo intaa ku daray inay qorsheynayaan sidii xarunta Wasaaradda Caafimaadka dib u dhis loogu sameyn lahaa.

Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya oo kaashaneysa hay’adaha caafimaadka ee Qaramada Midoobay ayaa dadaal ugu jirto sidii ay u diyaarin lahayd qorshe caafimaad oo tayaysan sanadaha soo socda.

 

 

Previous Post

Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Shaqada oo tababar loo furay

Next Post

Gaari xamuul ah iyo hub ku rarnaa oo ay gacanta ku dhigeen ciidamada Nabad sugidda Qaranka

Next Post

Gaari xamuul ah iyo hub ku rarnaa oo ay gacanta ku dhigeen ciidamada Nabad sugidda Qaranka

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In