Saturday, May 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka oo maanta Su’aalo Weydiiyay Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kala fadhiga shanaad ee Baarlamanka Soomaaliya  ayaa maanta waxaa shir guddoominayay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Ajandaha ay ka doodeen xildhibaanada ayaa haa miisaaniyadda Sanadka 2015,ka taas oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda.

ugu horeen34 mudane Baarlamaan ayaa su’aalo la xiriira miisaaniyadda sanadkaan  weydiiyey Siihaya Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Soomaaliya, su’aalahaas oo u badnaa halka ay ku bexeen mushaaraadka ciidamada Qaranka iyo kan shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Soomaliya

Related posts

Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada ee Nidaamka Xisaab-xirka iyo Lacag-bixinta Gaadiidka Cirka

Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada ee Nidaamka Xisaab-xirka iyo Lacag-bixinta Gaadiidka Cirka

May 2, 2026
Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026

Siihaya Wasiiru Dowlaha wasaaradda  Maaliyda Soomaaliya  mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur  oo ka jawaabaya Su’aalaha xildhibaanada ayaa sheegay in meel wanaagsan ay ku bexeen mushaaraadka shaqaalaha Dowladda iyo kan ciidamada qalabka sida, isagoo ka codsaday xildhibaanada in ay ansixiyaan miiyaasiyadda Dowladda ay ku shaqeydoonto sanadka 2015,ka si ay u sii socdaan howlaha Hay’adaha dowladda

Guddoomiye ku-xigeenka  koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya mudane Jaylaani nuur iigar oo soo xiray kulanka Baarlamaanka ayaa sheegay in berri uu fasaxyahay kulanka  Baarlamaanka, islamarkaana malinta Arbacada ah la guda gelidoono Ansixinta Miisaaniyadda Sanadka 2015,ka

Previous Post

Munaasabad lagu furayey shirkad Caymis oo ka dhacday Muqdisho”Sawirro”

Next Post

Madaxweyneyasha Soomaaliya iyo Masar oo kulmay iyo madaxweyne Xassan Sheekh oo si heer sare ah loo soo dhaweeyay SAWIRRO

Next Post

Madaxweyneyasha Soomaaliya iyo Masar oo kulmay iyo madaxweyne Xassan Sheekh oo si heer sare ah loo soo dhaweeyay SAWIRRO

Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada ee Nidaamka Xisaab-xirka iyo Lacag-bixinta Gaadiidka Cirka

Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada ee Nidaamka Xisaab-xirka iyo Lacag-bixinta Gaadiidka Cirka

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa si rasmi ah u shaaciyay in...

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026   1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In