Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Tartan isboorti oo lagu soo gabo gabeeyay degmada Xamar weyne

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Tartan isboorti oo lagu soo gabo gabeeyay degmada Xamar weyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartan isboorti oo lagu xoojinayay isdhexgalka bulshada oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Degmada Xamar weyne ayaa shalay gelinkii dambe lagu soo gabo gabeeyay xarunta Degmada Xamar weyne oo ay cayaartii kama dambeysta ahayd isugu soo hareen labo koox.

Munaasabadii tartanka lagu soo gabo gabeynayay waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socda Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta, xubno ka socday Maamulka Gobolka Benaadir, marti sharaf iyo dadweyne aad u fara badan.

Related posts

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

February 4, 2026
Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Xarun Waxbarasho oo laga hirgeliyay Garasbaalley

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Xarun Waxbarasho oo laga hirgeliyay Garasbaalley

February 4, 2026

Tartankan oo ay ka qeyb galeen afar koox oo ku cayaareysay magacyada afarta waax ee ay ka koobantahay degmada ayaa ugu dambeyn kulankii kama dambeysta ee tartanka isugu soo haray cayaartooy ka kala socotay Waaxyaha Hilaac iyo Kacaan ee deggmada, kuwaasi oo soo bandhigay cayaar wanaag oo ay jecleysteen dhamaan dadkii u soo daawasho tegay, iyadoo 2-0 ay guusha ku raacday cayaartooyda Kooxda Kacaan.

Guddoomiyaha degmada Xamar weyne Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir  ayaa sheegay in ujeedka tartankan isboorti loo qabtay uu yahay  sidii loo xoojin lahaa isdhexgalka bulshada ku dhaqan degmada, waxaana uu ka mahadceliyay cayaartooydii ka qeyb qaadatay inta uu socday tarntan sida xilkasnimada leh ee ay ku soo bandhigeen cayaaraha.

Guddoomiyaha ururka haweenka  gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab oo ka hadashay goobta ayaa sheegtay in tartamada noocaan oo kale ah ay qeyb ka qaadan karaan horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed.

Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee maamulka gobolka Banaadir Iimaan Nuur Iikar ayaa  maamulka  degmada Xamar weyne uga mahadceliyay qabsoomidda tartankaasi, isagoo cayaartooyada labada dhinac ku amaanay cayaar wanaaga ay soo bandhigeen.

Gobo gabadii tartanka ayaa abaal marino lagu guddoonsiiyay dhamaan kooxihii ka qeyb galay, iyadoo kooxda ku guuleystay tartanka ee Kacaan la guddoonsiiyay koobkii tartanka.

DSCN7620 DSCN7630 DSCN7638 DSCN7642

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Xaflad soo dhaweyn ah oo gudoomiyaha ururka dhalinyarada Hiiraan loogu sameeyay Muqdisho (SAWIRO)…

Next Post
Xaflad soo dhaweyn ah oo gudoomiyaha ururka dhalinyarada Hiiraan loogu sameeyay Muqdisho (SAWIRO)…

Xaflad soo dhaweyn ah oo gudoomiyaha ururka dhalinyarada Hiiraan loogu sameeyay Muqdisho (SAWIRO)…

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

February 4, 2026
0

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Geedi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray xubnaha dhawaan loo doortay Guddoomiyaha,...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Xarun Waxbarasho oo laga hirgeliyay Garasbaalley

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Xarun Waxbarasho oo laga hirgeliyay Garasbaalley

February 4, 2026
0

Muqdisho, Febraayo 04, 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa hoggaamiyay munaasabad lagu...

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ku tallaabsanaya dhismaha guddi saaxiibtinimo oo Baarlamaan

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ku tallaabsanaya dhismaha guddi saaxiibtinimo oo Baarlamaan

February 4, 2026
0

Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego), ayaa ka qeyb galay kulan rasmi...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee CXDS

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee CXDS

February 4, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 04 Febraayo 2026 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In