Sunday, June 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Dharkiinlay oo soo saaray Ammarro lagu Adgaynayo Ammaanka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Dharkiinlay oo soo saaray Ammarro lagu Adgaynayo Ammaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmada Dharkiinley Ee Gobolka Banaadir ayaa amarada uu manta ka dhawaajiyay Ee ku socda Bulshada ku dhaqan Degmadaas waxaa uu kaga dhawaaqay Xaflad ay ka qayb galeen Qaybaha Bulshada Degmadaas iyo Maamulka Qaybihiisa kala duwan u jeedkeeduna ahaa soo dhaweynta Sanadka Cusub Ee 2015’ka taas oo lagu qabtay Xarunta Degmada Dharkenley.

Guddoomiyaha Degmada Dharkiinley Aadan Maxamed Cumar oo  hadal u jeediyay dadka xafladaas ka soo qaybgalay ayaa waxaa uu sheegay in Maamulkiisu uu balaarin doono lana gaarsiin doono in bulshada oo dhan ay ka wada qayb galaan, shaqada maamulka uu bulshada u haayo, isagoo ka codsaday shacabka in ay la shaqeeyaan mamulka degmada Dharkiinlay ee gobolka Banaadir si loo xoojiyo Ammaanka.

Related posts

Ururka Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay faragelinta Israa’iil ee Qarannimada Soomaaliya

Ururka Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay faragelinta Israa’iil ee Qarannimada Soomaaliya

June 28, 2026
Soomaaliya iyo Croatia oo xoojinaya xiriirkooda Diplomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Croatia oo xoojinaya xiriirkooda Diplomaasiyadeed

June 28, 2026

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa Shacabka Degmada u soo jeediyay in ay Fuliyaan Ammaro uu sheeegay in ay ka soo baxeen maamulka oo ahaa in Guryaha iyo Goobaha Ganacsiga afaaf kooda hore lagu xiro leyrar taas oo qayb ka ah sugida Ammniga Degmada  iyadoo talaabo laga qaadi doono Cidii aan ku xirina.

Previous Post

Ehelada Muwaadin Ku xiran Talyaaniga oo Codsaday in la Siidaayo “Sawirro”

Next Post

Kooxda Al-Shabaab oo Dhacay gaadiid Shacab loogu adeegayay

Next Post
Kooxda Al-Shabaab oo Dhacay gaadiid  Shacab  loogu adeegayay

Kooxda Al-Shabaab oo Dhacay gaadiid Shacab loogu adeegayay

Ururka Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay faragelinta Israa’iil ee Qarannimada Soomaaliya

Ururka Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay faragelinta Israa’iil ee Qarannimada Soomaaliya

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Wafdi heer sare ah oo ka socday Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ka qayb galay shirkii...

Soomaaliya iyo Croatia oo xoojinaya xiriirkooda Diplomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Croatia oo xoojinaya xiriirkooda Diplomaasiyadeed

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah...

Taliye Mahad Salaad oo kulamo kala duwan la yeeshay Bulshada Cabudwaaq

Taliye Mahad Salaad oo kulamo kala duwan la yeeshay Bulshada Cabudwaaq

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Hay’adda NISA, Mahad Maxamed Salaad, oo gaaray magaalada Caabudwaaq, ayaa kulamo kala duwan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Saldhigga Ballidoogle

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Saldhigga Ballidoogle

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga, ayaa maanta booqasho...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In