Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxda Atletico Madrid oo Real Madrid Ka Reebtay Koobka Copa Del Rey “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Kooxda Atletico Madrid oo Real Madrid Ka Reebtay Koobka Copa Del Rey “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabeu uga hartay koobka boqortooyada ee Copa Del Rey,ka dib markii lugtii labaad ay barbardhac 2-2 ah ku kala baxeen kooxda ay ka wada dhisanyihiin caasimada Madrid ee Atletico Madrid.

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa inta aysan bilaaban ciyaarta taageerayaasha kooxda Real Madrid garoonka Santiago Bernabeu ugu soo bandhigay abaal marinta FIFA Ballon D’or oo uu habiinkii isniinta ku soo guuleystay.
Rona fifaRona balonplayers

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Kooxda Atletico Madrid ayaa lugtii koowaad garoonkeeda Vicente Calderón Stadium 2-0 uga soo badisay kooxda Real Madrid.

Ciyaaryahan Fernando Torres oo dhawaan si amaah ah ugu soo biiray kooxda Atletico Madrid ayaa daqiiqadii koowaad ee ciyaarta goolka koowaad u dhaliyay kooxdiisa cusub.
Fer celee
Ciyaaryahan Sergio Ramos ayaa daqiiqadii 20-aad ee ciyaarta gool barbardhac ah u dhaliyay kooxda Real Madrid,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta oo gacan sareysay kooxda Real Madrid.
Sergio goolSergio celee

Kooxda Real Madrid oo looga baahnaa in ay qeybtii danbe ee ciyaarta dhaliso sedax gool si ay ugu soo baxdo quarter finalka koobka Copa Del Rey ayaa waxaa hadane bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta gool labaad kaga naxsaday ciyaaryahan Fernando Torres.
gool
Torres 2Torres celee 2
t celee
sad
Kooxda Real Madrid ayaa xaaladu ku xumaatay,waxaana hadane looga baahday afar gool si ay u soo baxdo.

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa daqiiqadii 54-aad ee ciyaarta gool labaad oo barbardhac ah u dhaliyay kooxda Real Madrid.
ron gool
Kooxda Atletico Madrid oo uu hogaamiyo macalin Diego Simeone ayaa isku cel celis ahaan 4-2 uga ugu soo baxday quarter Finalka koobka Copa Del Rey.

Kooxda Real Madrid oo uu hogaamiyo macalin Carlo Ancelotti ayaa ka hartay koobka Copa Del Rey oo ay daafacaneysay.

Previous Post

Safiirka Imaaraadka Ee Soomaaliya Oo Booqday Magaalada Garoowe “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo kulan la yeelatay Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada ee Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo kulan la yeelatay Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada ee Turkiga

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka JFS, H.E. Amb. Marwo Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Islamabad ee dalka...

Wasiir Fiqi oo ka tacsiyadeeyay geerida Wariye Maxamed Diiriye Dhakat

Wasiir Fiqi oo ka tacsiyadeeyay geerida Wariye Maxamed Diiriye Dhakat

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelladii, qaraabadii,Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo shaacisay shaqsiyaad ku eedaysan ku xadgudub dareyska Ciidanka Qaranka

Wasaaradda Gaashaandhigga oo shaacisay shaqsiyaad ku eedaysan ku xadgudub dareyska Ciidanka Qaranka

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dhammaan shakhsiyaadkii ku lugta lahaa falkii lagu xadgudbay dareyska Ciidanka Xoogga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In