Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Ciyaaryahan Jermain Defoe oo Dib ugu Soo Laabtay Horyaalka Ingiriiska “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Ciyaaryahan Jermain Defoe oo Dib ugu Soo Laabtay Horyaalka Ingiriiska “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciyaaryahan Jermain Defoe ayaa qiray in lagu kala ogaan doono goolasha uu ka dhaliyo horyaalka ingiriiska,ka dib markii uu ku soo laabtay horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga.

Ciyaaryahan Defoe ayaa kulankiisa ugu horeeya ee horyaalka ingiriiska waxa uu bari wajahi doonaa kooxdiisii hore ee Tottenham.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaaryahan Defoe oo 32-jir ah ayaa sedax sano iyo bar qandaraas ah u saxiixay kooxda Sunderland oo ku ciyaarto garoonka Stadium of Light.

Kooxda Sunderland ayaa ah kooxda labaad ee goolasha ugu yar ka dhalisay horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga,waxana ay dhalisay 18-gool oo kaliya.

Tababaraha kooxda Sunderland Gus Poyet ayaa sheegay in uu baahanyahay weeraryahan goolal badan u dhaliyo,sidaana uu kooxda Toronto FC uu kala soo wareegay ciyaaryahan Defoe.

Ciyaaryahan Jermain Defoe oo maanta loo soo bandhigay saxaafada ayaa tababarkiisii ugu horeeyay kala qeyb qaatay ciyaartoyda kooxda Sunderland.
Celee

Defoe

Jerm

Trai

Training

tyh

Previous Post

DAAWO Sawiro+Muuqaal:- Xafiiska Xeer ilaaliyaha oo sheegay in aan la ogolaan doonin in Deeq Gargaar la iibsado

Next Post

Ciyaaryahan Andrej Kramaric oo Ku Biiray Kooxda Leicester City “Sawirro”

Next Post
Ciyaaryahan Andrej Kramaric oo Ku Biiray Kooxda Leicester City “Sawirro”

Ciyaaryahan Andrej Kramaric oo Ku Biiray Kooxda Leicester City “Sawirro”

Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug

Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug

July 27, 2026
0

Magaalada Ceeldibir ee bariga gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garow xooggan oo ku aaddan doorashooyinka la filayo inay ka qabsoomaan...

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In