Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxaha Manchester United,Sunderland iyo Preston North End oo u Soo Baxay Wareega Shanaad ee Koobka FA Cup-ka “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Kooxaha Manchester United,Sunderland iyo Preston North End oo u Soo Baxay Wareega Shanaad ee Koobka FA Cup-ka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Manchester United ayaa u soo baxday wareega shanaad ee koobka FA Cup-ka,ka dib markii ay garoonkeeda Old Trafford 3-0 uga badisay kooxda Cambridge United oo ka ciyaarta heerka afaraad ee dalka ingiriiska.

Labadan kooxood ayaa todobaadkii hore barbardhac 0-0 ah ku soo kala baxay garoonka Abbey Stadium.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Kooxda Manchester United ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 25-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Juan Mata.
Mata gool

Mata goool

Mataa

Mataaa
Mata cele
Mata celeeeMata cele
Ciyaaryahan Marcos Rojo ayaa daqiiqadii 32-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Manchester United,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Rojo gool

Rojo goool
Rojo cele
Rojo cele

Rojo celee

Rojo celeee

Ciyaaryahan James Wilson ayaa daqiiqadii 74-aad ee ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Manchester United.
Wilson gool

Wilson gooolWilson celeWilson
Wilson
Kooxda Manchester United ayaa wareega shanaad ee koobka FA Cup-ka la ciyaari doonto kooxda Preston North End oo ka ciyaarta heerka sedaxaad ee dalka ingiriiska.

Kooxda Fulham oo ka ciyaarta heerka labaad ee dalka ingiriiska ayaa waxaa garoonkeeda Caraven Cottage 1-3 uga badiyay kooxda Sunderland.

Kooxda Fulham ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 28-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Hugo Rodallega,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Hugo

HugooHugo celeeeHugo cele
Kooxda Sunderland ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta dhalisay sedaxda gool,waxana goolka koowaad ee bareejada ka dhaliyay kooxdiisa ciyaaryahan Marcus Bettinelli,halka goolka labada gool ee kale ay u kala dhaliyeen kooxda Sunderland ciyaaryahanada kala ah Ricardo Alvarez iyo Jordi Gomez.
Alva

Calee

cele

saad

sad
Kooxda Sunderland oo ka ciyaarta horyaalka Premier League-ga ayaa wareega shanaad ee koobka FA Cup-ka la ciyaari doono kooxda Bradford City oo koobkan ka reebtay kooxda Chelsea.

Kooxda Sheffield United oo ka ciyaarta heerka sedaxaad ee dalka ingiriiska ayaa waxaa garoonkeeda Bramall Lane 1-3 uga badiyay kooxda Preston North End oo ka ciyaarta heerka sedaxaad ee dalka ingiriiska.

Kooxda Sheffield United ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 37-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Jamie Murphy,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
shif

Kooxda Preston North End oo ka ciyaarta heerka sedaxaad ee dalka ingiriiska ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta dhalisay afar gool,waxaana labo kamid ah u dhaliyay ciyaaryahan Paul Gallagher,halka goolka sedaxaad uu u dhaliyay ciyaaryahan Paul Huntington.
P cele

Paul gool

Paul h

paul

Preston

Previous Post

Kooxaha Bayern Munich iyo Wolfsburg oo Badin Waayay iyo Borussia Moenchengladbach oo Badisay “SAWIRRO”

Next Post

Kooxda Roma oo Ka Hartay Koobka Coppa Italia

Next Post
Kooxda Roma oo Ka Hartay Koobka Coppa Italia

Kooxda Roma oo Ka Hartay Koobka Coppa Italia

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In