Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka Oo Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo Ka Sameeyay Inta U Dhexeysa Degmooyinka Jalalaqsi Iyo Bula Burde

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga Dalka Oo Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo Ka Sameeyay Inta U Dhexeysa Degmooyinka Jalalaqsi Iyo Bula Burde
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada ka tirsan kuwa Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan inta u dhexeysa Degmooyinka Jalalaqsi iyo Bula Burde ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo ka sameeyay, iyadoo howlgaladaasi lagu soo qabtay maleeshiyaad naf la caari ah oo ka tirsan Argagaxisada Al Shabaab.

Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan aagaasi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay howlgaladaasi oo ay sheegeen in ay ahaayeen kuwa ammaanka lagu xaqiijinayol, islamarkaana lagu baadi goobayay argagaxisada Al Shabaab oo ku dhuumaaleysanaya deegaannada howdka ah ee ku teetsan wadadaasi.

Related posts

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026

C/laahi Barre Cilmi oo ka mid ah saraakiisha ciidamada ee ku sugan inta u dhexeysa Degmooyinka Jalalaqsi iyo Bula burde oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa u xaqiijiyay howlgaladaasi ay ku soo qabteen 4-malaashiyaad ah oo ka tirsan qaswadayaasha Al Shabaab oo laba ka mid ah ay ahaayeen kuwa hubeysan oo ku dhuumaaleysanayay deegaanada baadiyaha ee ku yaala halkaasi.

C/laahi oo sii hadlay ayaa sheegay in howlgaladu weli ay sii socon doonaan islamarkaana meel kasta ay ku baacsan doonaan firxadka Al Shabaab oo gabalkoodu sii dhacay

Previous Post

Guddiga Dib u hishiisiinta Qaranka Oo Baaq U Diray Dadka Ku Dagaalamaya Gobolada Dalka

Next Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgashay shir madaxeedka Africa Forward Summit, oo qayb ka ah Shirka Horumarinta Iskaashiga Afrika iyo...

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

May 12, 2026
0

Xeebta Baraawe waxay xambaarsantahay saakay muuqaal ka hadlaya nolol, halgan iyo rajo. Wiil yar oo garanaya qiimaha nolosha ayaa badda...

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In