Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Baarlamaanka Oo Kigali Siminaar Uga Furay Guddiga Garsoorka Ee Baarlamaanka “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Baarlamaanka Oo Kigali Siminaar Uga Furay Guddiga Garsoorka Ee Baarlamaanka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa siminaar sare loogu qaadayo aqoontooda uga furay magaalada Kigali ee Caasimadda dalka Rwanda Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Siminaarkan oo ay oo ay taaba gelineyso hay’ad fadhigeedu yahay dalka Germany ayaa waxaa lagu baranayaa arrimaha Garsoorka Dalka iyo isbar bar dhig lagu sameynayo arrimaha Garsoorka dalalka Caalamka si gaar ah waxaa diiradda loogu saaray sameynta Maxkamadda Dastuuriga ah iyo sida ay u wajaheen dalalka Caalamka maadaama hada ay ka mid tahay waxyaabaha laga dhowrayo sharciga lagu sameynayo Guddiga Garsoorka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

February 28, 2026
Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo khudbad ka jeediyey furitaanka siminaarkan ayaa ugu horeyn ku booriyey Guddiga Garsoorka ee Baarlamaanka jney ka faa’ideystaan waqtigooda inta lagu guda jiro siminaarkan loona baahan yahay iney si hufan u eegaan sharciyada garsoor ee aynu isaga mid nahay dalalka kale ee Caalamka waxaana uu Guddiga xasuusiyey howsha adag ee hortaala fulinteeda gaar ahaan sharciyada lagama maarmaanka u ah hiigsiga 2016ka.

Guddiyada Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa igu inta badan xiliyada fasaxa uu ku jiro Golaha Shacabka waxa ay tababarro aqoontooda sare loogu qaadayo kusoo qaataan dalka dibaddiisa ayadoo aqoon kororsiyadaasi inta ugu badan ay ka taageeraan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya hay’addo ay ugu horeyso hay’adda Association of European Parliamentarians with Africa (AWEPA) .
IMG_0388

IMG_0436

IMG_0447

IMG_0449

IMG_0455

IMG_0459

Previous Post

Xuska maalinta Afka Hooyo oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Machadka Luuqadaha iyo dhaqanka ee Jaamacadda Capital oo loogu magac-darey Dr. “Kaddare”

Next Post
Machadka Luuqadaha iyo dhaqanka ee Jaamacadda Capital oo loogu magac-darey Dr. “Kaddare”

Machadka Luuqadaha iyo dhaqanka ee Jaamacadda Capital oo loogu magac-darey Dr. “Kaddare”

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

February 28, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu...

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha...

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Israa’iil ayaa sheegtay inay gantaal ku weerartay Iiraan, halka sarkaal Mareykan ah uu u sheegay Al Jazeera in Mareykanku...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay bariga gobolka Hiiraan, kaas oo qayb ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In