Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Bayern Munich oo Xasuuqday Kooxda SC Paderborn

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Bayern Munich oo Xasuuqday Kooxda SC Paderborn
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda SC Paderborn ayaa waxaa garoonkeeda Energieteam Arena ku xasuuqay oo 0-6 uga badiyay kooxda Bayern Munich.

Ciyaaryahan Robert Lewandowski ayaa labo ka mid ah goolasha qeybtii hore u dhaliyay kooxda Bayern Munich,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
rob golRob cele
Ciyaaryahan Florian Hartherz ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta kaarka casaanka ah ka qaatay kooxda Paderborn.
Red
Kooxda Bayern Munich ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta labo ka mid ah afarta gool u dhaliyay ciyaaryahan Arjen Robben,halka labada gool ee kale ay u kala dhaliyeen ciyaaryahanada kala ah Franck Ribery iyo Mitchell Weiser.
Arjen gool

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Arjen pen

cele
Kooxda Bayern Munich ayaa horyaalka Jarmalka ee Bundesliga ku hogaamineyso ku hogaamineyso 55-dhibcood,halka kooxda Paderborn ay horyaalka uga jirto kaalinta 15-aad,iyadoo leh 23-dhibcood.

Kooxda Schalke 04 ayaa garoonkeeda Veltins-Arena barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Werder Bremen.

Kooxda Schalke ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 62-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Max Meyer.

Ciyaaryahan Sebastian Proedl ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka bareejada u dhaliyay kooxda Werder Bremen.

Kooxda Schalke ayaa kala horeynta horyaalka Jarmalka uga jirto kaalinta afarad,waxana ay leedahay 35-dhibcood,halka kooxda Werder Bremen ay horyaalka uga jirto kaalinta sideedaad,iyadoo leh 30-dhibcood.

Kooxda FC Augsburg ayaa garoonkeeda SGL arena barbardhac 2-2 ah kula gashay kooxda Bayer Leverkusen.

Kooxda Bayer Leverkusen ayaa waxaa labada gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Josip Drmic iyo Stefan Reinartz.

Kooxda FC Augsburg ayaa waxaa labada gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Caiuby iyo Marwin Hitz.

Kooxda FC Augsburg ayaa kala horeynta horyaalka Jarmalka uga jirto kaalinta shanaad,waxana ay leedahay 35-dhibcood,halka kooxda Bayer Leverkusen ay horyaalka uga jirto kaalinta lixaad,waxana ay leedahay 33-dhibcood.

Previous Post

Kooxda Malaga oo Camp Nou uga Adkaatay Barcelona

Next Post

Manchester City oo Xasuuqday Newcastle United,Una Soo Dhawaatay Chelsea “SAWIRRO”

Next Post
Manchester City oo Xasuuqday Newcastle United,Una Soo Dhawaatay Chelsea “SAWIRRO”

Manchester City oo Xasuuqday Newcastle United,Una Soo Dhawaatay Chelsea “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In