Monday, August 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Arsenal oo Garoonkeeda Lagu Garaacay iyo Bayer Leverkusen oo Ka Adkaatay Atletico Madrid “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Arsenal oo Garoonkeeda Lagu Garaacay iyo Bayer Leverkusen oo Ka Adkaatay Atletico Madrid “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Arsenal ayaa waxaa lugtii koowaad ee koobka Champions League-ga garoonkeeda Emirates Stadium 1-3 uga badiyay kooxda Monaco.

Boqorka Monaco Prince Albert ayaa daawanyay ciyaarta,isagoo taageerayay kooxda Monaco.
alberto
Taageerayaasha kooxda Monaco ayaa u mahad celiyay tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger oo horey u leeylin jiray kooxdaasi.
fan
Kooxda Monaco ayaa goolka la hor martay,waxaana dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Geoffrey Kondogbia,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Uefa Champions League. Arsenal v Monaco 25/02/15: Kevin Quigley/Daily Mail/Solo Syndication Geoffrey Kondogbia shot is deflected off Per Mertesacker to make it 1-0

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

gooolcelekon celesadtaa
Ciyaaryahan Dimitar Berbatov ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Monaco.
ber goolBer cele
ber
Ciyaaryahan Alex Oxlade-Chamberlain ayaa dhamaadkii ciyaarta gool u dhaliyay kooxda Arsenal.
Alex gool
Ciyaaryahan Yannick Ferreira-Carrasco ayaa waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaarta lagu daray gool sedaxaad u dhaliyay kooxda Monaco.
garsaadsad
sad
Kooxda Bayer Leverkusen ayaa lugtii koowaad ee koobka Champions Leahue-ga garoonkeeda BayArena 1-0 uga badisay kooxda Atletico Madrid.

Kooxda Bayer Leverkusen ayaa goolka la hor martay,waxaana bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Hakan Calhanoglu.
goolceleeceleee
Garsoorihii ciyaarta Pavel Kralovec ayaa daqiiqadii 76-aad ee ciyaarta kaarka casaanka ah u taagay ciyaaryahan Tiago oo khadka dhexe uga ciyaarta kooxda Atletico Madrid.
red

Previous Post

Wasiir Mustafa Dhuxulow oo ka hadlay xil wareejintii Wasaarada Warfaafinta

Next Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay xubnaha beesha...

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

August 10, 2026
0

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Shirkada Marina Seafood...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

August 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In