Monday, June 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda IIDA oo Siminaar u soo Gabagabeysay Xubno ka Tirsan Gudiga baarlamaanka Soomaaliya u Qaabilsan Xuquuqul Insaanka “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Hay’adda IIDA oo Siminaar u soo Gabagabeysay Xubno ka Tirsan Gudiga baarlamaanka Soomaaliya u Qaabilsan Xuquuqul Insaanka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkan ay soo qaban qaabisay Hay’adda IIDA oo soconayay mudo sedax maalmood ah ayaa waxaa maal galiyay midowga yurub,waxana looga dooday sharciga xuquuql insaanka oo uu gacanta ku hayo gudiga baarlamaanka soomaaliya u qaabilsan xuquuql insaanka.

Tababarkan ayaa xildhibaanada ka qeyb qaadanayey waxa ay ka kala socdeen guddiyada baarlamaanka u qaabilsan Xuquuqul Insaanka, Garsoorka, Federaalka,xubno ka socday ururada bulshada rayidka ah iyo xubno matalayay dadka la heyb sooco..

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026

Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf oo ah agaasimaha  hay’adda IIDA ayaa tilmaantey in seminarkan ay uga gol lahayeen sare u qaadista wacyiga xildhibaanada, gaar ahaan guddiga Xuquuqul Insaanka ee baarlamaanka Soomaaliya.

Gudoomiyaha gudiga xuquuql insaanka ee baarlamaanka Soomaaliya Maryan Aweys Jaamac ayaa sheegtay in muhiim tahay in la soo gabagbeeyo tacadiyada ka dhanka ah bini’aadanka oo dalka ka dhacayay sanadihii ay colaadahu ay jiraan.

Xildhibaan Muuse Sheekh Cumar oo ah gudoomiye ku-xigeenka guddiga Xuquuqul Insaanka baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in wax badan ay ka barteen casharadii laga bixinayay siminaarka, isagoo balan qaaday in marka uu furmo kalfadhiga baarlamaanka ay wax badan u gudbin doonaan.

Xildhibaanka ayaa ku nuux nuux saday ay in sharciga lagu dhisay guddigan uu Soomaaliya ka kaalmeyn doono ilaalinta xuquuqda bani’aadamka,maadaama dalka ay ka dhaceen tacadiyo badan oo ka dhan ah bani’aadamka.

Xubnihii ka socday qeybaha bulshada rayidka ah ayaa dhankooda soo dhaweeyay in ay fikirkooda ku darsadaan sharciga xuquuqul insaanka Soomaaliya.

Picture 353 Picture 362 Picture 363 Picture 364 Picture 367 Picture 368 Picture 386 Picture 387 Picture 388 Picture 393 Picture 395

Previous Post

Dhagayso Warka Subaxnimo 31.03.2015

Next Post

Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda ayaa ka qayb galay Shirkii 8-aad ee Maaliyadda ee Afrika”SAWIRO”

Next Post
Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda ayaa ka qayb galay Shirkii 8-aad ee Maaliyadda ee Afrika”SAWIRO”

Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda ayaa ka qayb galay Shirkii 8-aad ee Maaliyadda ee Afrika”SAWIRO”

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo si rasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada Galmudug,...

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In