Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muqdisho: “Shacabka haka feejignaadaan shirqoolada ay maleegayaan Shabaab” Dhageyso

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Muqdisho: “Shacabka haka feejignaadaan shirqoolada ay maleegayaan Shabaab” Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa shaacisay in kooxda Gumaadka Umadda Soomaaliyeed ee (UGUS) ay damacsanyihiin sidii ay weerarro argagixiso uga geysan lahaayeen goobaha cibaadada iyo meelaha ay dadka rayidka ah isugu yimaadaan.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Gudah Soomaaliya, Maxamed  Yuusuf Cismaan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in kooxaha argagaixisada ah ee Ajaanibta iyo kuwa la qalday ay damacsan yihiin   geysashada weerarro argagixiso oo lagu dhibaateynayo shacabka rayidka ah, kaddib markii ay xogtaan heleen hey’adaha ammaanka dowladda Soomaaliya, iyadoo farriin arrintaa ku aaddan la soo saaray.

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

“Dadka ku nool caasimadda waxaan ugu baaqaynaa inay feejignaan muujiyaan, sida ay hay’adaha amniga ay xog ku helayaan in maleeshiyaadka UGUS ay maleegayaan shir qoolo ay ku doonayaan inay ku gumaadaan shacabka Soomaaliyeed, marka waxaan muwaadiniinta ka codsaneynaa in hay’adaha amniga ay la wadaagaan Qatar kasta ay kooxaha Shabaabku maleegayaan, si looga hortago” ayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda Amniga gudaha.

Halkan ka dhageyso

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/04/Afeyeenka-Wasaaradda-amniga-Maxamed-Yuusuf-Cusmaan-.mp3

Previous Post

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Next Post

Taliska ciidanka Xoogga dalka oo qeybo cusub u magcaabay saraakiil dhowaan la dalacsiiyey “SAWIRRO”

Next Post
Taliska ciidanka Xoogga dalka oo qeybo cusub u magcaabay saraakiil dhowaan la dalacsiiyey “SAWIRRO”

Taliska ciidanka Xoogga dalka oo qeybo cusub u magcaabay saraakiil dhowaan la dalacsiiyey "SAWIRRO"

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In