Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjirihii Mareykanku u soo magacaabay Soomaaliya oo aan soo shaqo galaynin

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Danjirihii Mareykanku u soo magacaabay Soomaaliya oo aan soo shaqo galaynin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowladda Mareykanka Barack Obama ayaa dib uga laabtay magacaabistii safiirkii ugu horreeyay muddo 24-sanadood ah ee ay dowladda Mareykanka us oo magacaawdo dalka Soomaaliya, Sida uu sheegay Aqalka Cad ee Dalka Mareykanka.

Maamulka Barack Obaama ayaa xaqiijiyay dhowaan in Katherine Dhanani, oo waqti dheer soo ahayd danjire oo waayo aragnimo qoto dheer u leh arrimaha Afrika, looga wareejiyay magacaabista. Sababo lagu xiriirinayo arrimo shaqsiyadeed oo u gaar ah Dhanani.

Related posts

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026

Madaxweyne Barack Obaama ayaa Dhanani u magacaabay in ay qabato jagada danjiraha Soomaaliya ee dalka Mareykanka Bishii Febraayo ee sanadkan.

“Waxa dib xilkaasi dib loogala noqday sababo gaar ah oo shaqsiyadeed,” Sarkaal katirsan Maamulka Madaxweynaha ayaa sidaasi u sheegay wakaaladda Wararka ee AFP.

Dhanani ayaa kasoo hor muuqatay wakiillada bishii Maarso ee sanadkan iyadoo raadinaysay xaqiijinta jagadaasi danjrenimada Soomaaliya.

“Dagaallo tobanaano sanadood soo jiitamayay, gaajo iyo iyo keli talisnimo ayaa u horseeday in ay Soomaaliya dhaxalsiiyaan magac xumo ‘dowlad fashilantay’.

Maanta, Soomaalida waxa ay sameeynaysaa horumar iyo yididiillo, rajo wanaagsan laga qabo,” ayay u sheegtay Danjire Dhanani wakiillada.

Previous Post

Shariif Xasan oo booqasho ku maraya gobolka Shabeelaha Hoose

Next Post

Madaxweynaha oo Muqdisho ka furey xarun casri ah oo lagu tababarayo ciidammada Soomaaliya

Next Post
DAAWO SAWIRRADA XARUN CASRI AH OO LAGU TABABARAYO CIIDAMADA

Madaxweynaha oo Muqdisho ka furey xarun casri ah oo lagu tababarayo ciidammada Soomaaliya

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In