Friday, March 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka dhalinyarada Soomaaliya oo hambalyada maalinta dhalinyarada 15_ka May u diray dhalinta Soomaaliyeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka dhalinyarada Soomaaliya oo hambalyada maalinta dhalinyarada 15_ka May u diray dhalinta Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxamed C/laahi Xassan Nuur oo ah wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya ayaa maanta hambalyo u diray dhalinyarada Soomaaliyeed taasoo ku aadan maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed 15ka May oo maalinta beri ah ku beegan.

Wasiirka ayaa sheegay in maalinta berito ah ay tahay maalin ku weyn ummadda Soomaaliyeed maadaama ay tahay maalinta dhalinta Soomaaliyeed oo lagu xusuusto taariikhdii 13 kii dhalinyaro ee SYL taariikhdii ay dalkeena ka sameeyeen intii lagu gudo jiray gobonimo doonka ummadda Soomaaliyeed.

Related posts

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026

Waxa uu wasiirku sheegay in munaasabado waaweyn oo loogu dabaal degayo maalintaasi lagu qaban doono dalka oo dhan si loo muujiyo taariikhda maalinkan oo ku weyn guud ahaan dadka Soomaaliyeed.

“Dhalinta Soomaaliyeed waxaa looga baahanyahay inay ka shaqeeyaan sidii ay awoodooda u muujin lahaayeen iyagoo u adeegsanaya wax ka qabashada ummada Soomaaliyeed iyo sidii loogu gurman lahaa inay ugu adeegaan dhanka wanaagsan si looga saaro dhibaatada muddada heysay ayuu yiri wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya”

Previous Post

Shir ku saabsan faa’iidada ceymisku u leeyahay bulshada oo maanta lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Wasaaradda arrimaha gudaha oo qabatay dood cilmiyeed ku saabsan fahamka nidaamka federaalka “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda arrimaha gudaha oo qabatay dood cilmiyeed ku saabsan fahamka nidaamka federaalka “SAWIRRO”

Wasaaradda arrimaha gudaha oo qabatay dood cilmiyeed ku saabsan fahamka nidaamka federaalka "SAWIRRO"

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026
0

Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In