Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga Dalka Oo Ku Sii Siqaya Deegaanno Hor leh Oo Ka Tirsan Shabeelaha Hoose

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga Dalka Oo Ku Sii Siqaya Deegaanno Hor leh Oo  Ka Tirsan Shabeelaha Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maleeshiyaadka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed ee UGUS kala wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose gaar ahaan deegaanno ku dhow dhow Tooro toorow oo hadda xor ka ah maleeshiyaadkaasi.

Ciidamada deegaannada ay la wareegeen ayaa waxa ku soo dhaweeyay dadka shacabka ah oo laga dulqaaday cadowga, kuwaa oo aad ugu faraxsanaa la jooga Ciidamada iyo Dowladooda, waxaana ay kala shaqeynayaan sugida Ammaanka.

Related posts

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay sida dadka gobolka Shabeelaha hoos gaar ahaan deegaannada hoos yimaada Tooro toorow ay ugu faraxsanyihiin duulaanka looga dul qaaday cadowga UGUS.

Guddoomiyaha oo sii hadlay ayaa sheegay in dadka ku dhaqan Tooro toorow si dhaqsi ah ay kula qabsadeen isbedelka ka dhacay ayna soo noqotay nolosha caadiga ah dadkuna si nabad ah ay isugu socdaan islamarkaana ganacsiga uu yahay mid si dar dar leh ku socda.

Sooma jeestayaasha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku howlan soo afjarista kooxaha nabada diidan ee UGUS, oo ay soo wajahayaan mowjado hirar wata oo guul darooyin ah taasi oo ka dhigan baaba’a kooxda.

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada Oo Rajo Wanaagsan Ka Muujisay Imtixaanka Mideysan

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada Oo Rajo Wanaagsan Ka Muujisay Imtixaanka Mideysan

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In