Sunday, April 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka kaluumeysiga oo kulan la qaatay gudiga kaluumeysatada gobolka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka kaluumeysiga oo kulan la qaatay gudiga kaluumeysatada gobolka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo dhawaan magaladda  Qaahira dalka  Masar ay  dowladdaha Soomaaliya  iyo Masar ay   kula saxiixdeen   heshiis  la xirrir in  suuqyada  Masar loo  iib geeyo kalluunka  laga soo saar baddeena, dalagga  beeraha   iyo  xoolaha taasi oo dhiiri galinaysa  ganacsatada   labadda dal.

Wasiirka  kallmunaysiga iyo kheyradka  badda Soomaliya ayaana manta xafiiska kulan looga hadlayo  sidii  loogu diyaar garoobi lahaa  wafdi  ka socda  dowladda Masar  oo  bishaan  la filayo in uu soo  garaan magalada muqdisho oo  ka mid yihiin  ganacsato Masari ah oo  doonaya in ay la kulmaan Ganacsatadda Soomaliyeed  kula qaatay  guddiga is kaashatooyinka  kallmaysiga  gobolka  bnaadir.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Mudane Maxamed Cumar Caymooy   Wasiirka Kallumaysiga iyo qaraadka Badda  xukumadda Federaalka Soomaliya  oo warbaahinta qaranka   la hadlay  in kaluumaysidda Soomaliyeed  ay  fursad wayb  u tahay in  dalkeena ay  yimadaan isla markaana ay la  kulmaan  ganacsato  doonayo in  iibsadaan kallumaysiga  markii ugu  horaysa 25 sano kadib .

“Kallunka Ma jirin  meel suuq  ah oo  loo iib geeyo, wa markii ugu horaysay    an kala  hadlo dowlada masar  nasiib wanaag wan isku afgaranay in ay ubahan yihiin oo ay qaadanayaan kalluunka lona  dhoofiyo dalka  , dowladda MAsar  anaga  balan qaaday in magaladda muqdisho  ay   usoo dirayso  wafdi  uu hogaminayo  wasiirka beerabah   kallumaysiga  iyo  xolaha  iyo  ganacsato  ka  ganacsada  kaluunka  xoolaha   iyo  dalaga beeraha, sidaa darteed ayaan maanta bilaabay  howshii  halkaa an ku soo wada galnay  anaga  iyo dalkaasi  marka  in dadkii halkaan joogay, ee wasaradayda   arintaasi ka qusaysay  inan ka  sii wada  hadalno   iskuna  wargalino iyo  udiyaar garoga  wafdigaasi “ayuu  yiri wasiirka  Caymoy.

Heshiiskaan  dhexmaray dowladdaha Somaliya  iyo  masar ee  laxiira dhiirigaliyo Ganacsiga labada dala ayaa ah mid  xoojinayo  xarirka Soo  jirenka ah  ka dhaxeeya labada dal, isla markaasna dhiirigelin u ah Kalluumeysatada Soomaaliyeed.

Previous Post

Deeq loo qaybiyay dad ka soo laabtay dalka Yemen

Next Post

Kulan dhiiri gelin ah loo soo sameeyay kooxaha fanka ee banaadir iyo Iftin “SAWIRRO”

Next Post
Kulan dhiiri gelin ah loo soo sameeyay kooxaha fanka ee banaadir iyo Iftin “SAWIRRO”

Kulan dhiiri gelin ah loo soo sameeyay kooxaha fanka ee banaadir iyo Iftin “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In