Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo soo xiray shir looga hadlayay dib u heshiisiinta

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo soo xiray shir looga hadlayay  dib u heshiisiinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad ka dhacday hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho ayaa madaxweynaha Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud waxa uu si rasmi ah u soo xiray shir looga hadlayay arimaha dib u heshiisiinta oo mudo dhowr maalmood ah u soconayay maamul goboleedyada kajira dalka iyo qaar kamid ah maamulada gobolada dalkeena.

Shirkan oo ay soo qaban_qaabisay wasaaradda arimaha gudaha iyo federaalka ayaa intii uu socday waxaa lagu falan qeeyay arrimaha dib u heshiisiinta dalkeena sida looga hirgelin karo heer gobol ilaa heer degmo ayaa waxaa ugu horeyn ka ahdlay wasiir dowladaha arrimaha gudaha Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xidig oo sheegay in wax badan ay ku ogaadeen wasaarad ahaan ayna key dhaqaaqi doonaan maalmaha nagu soo aadan.

Related posts

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo shirkan soo xiray ayaa key dheeraaday muhiimadda ay dalkeena dib u heshiisiintu u leedahay isagoo dadka Soomaaliyeed ugu baaqay inay u jaheystaan sidii ay dib u heshiisiin ugu wada noolaan lahaayeen.

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ayaa sidoo kale maamulada gobollada u sheegay in looga baahanyahay hirgelinta dib u heshiisiin hoos kasoo bilaabata si dadka Soomaaliyeed ilaa heer tuulo ay isku cafiyaan islamarkaana wadajir wax ugu qabsadaan.

Previous Post

Madaxweynaha oo booqday goobaha lagu qaadayo imtixaanaadka shahaadiga ah

Next Post

kulan ku saabsan ka faa’iideysiga kheyraadka dalka oo Muqdisho lagu soo geba gabeeyay

Next Post
kulan ku saabsan ka faa’iideysiga kheyraadka dalka oo Muqdisho lagu soo geba gabeeyay

kulan ku saabsan ka faa'iideysiga kheyraadka dalka oo Muqdisho lagu soo geba gabeeyay

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

July 27, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...

Hoggaamiyaha KGS oo soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed Soomaaliya

Masuuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusay sannad-guurada 5-aad ee Ololaha Nadaafadda Xeebaha

July 27, 2026
0

Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In