Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiinta Qaranka oo ka hadlay Arrimaha doorashada iyaga oo jooga Cadaado

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo maanta Cadaado ka dhacaysa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masuuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan hoolka ay ka dhecayso Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa  sheegay in la gaaray Awood isku filnaansho maadaama Arrin Ummadda Soomaaliyeed muddo ay soo wadeen  ay dhaceyso taas oo ah Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa iyagoo ku booriyay in la Adgeeyo midnimada Ummadda Soomaaliyeed iyo Qarannimada Soomaaliya.

Iyaga oo ka hadlayay Arrintaan doorashada ah sida ay u socoto  ayey Mas’uuliyiintu waxa ay ku tilmaameen guul iyo hannaan wanaagsan oo Soomaaliya u soo hoyatay, cidkasta oo ku soo baxda Doorashada Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka  galmudug ayey sheegeen in ay soo dhaweynayaan isla markaana ay ku faraxsanyihiin.

Related posts

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026

Hoolka ayaa aad waxaa u soo buux dhaafiyay Mas’uuliyiin Dowladda ka tirsan iyo dadweyne kale oo aad u badan kuwaas oo indhaha ku haya sida ay wax u socdaan, sidoo kale waxaa goobta jooga Musharrixiinta  u taagan qabashada Hoggaanka Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka galmudug.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiir “Odawaa” oo Guul u rajeeyay Musharrixiinta u tartamaya Madaxweynaha galmudug

Next Post
Barlamaanka oo su’aalo weydiinaya wasiirka Arrimaha Gudaha

Wasiir "Odawaa" oo Guul u rajeeyay Musharrixiinta u tartamaya Madaxweynaha galmudug

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

July 15, 2026
0

Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of Excellence established to...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
0

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Defence Minister Fiqi Meets Jordan Army Chief

July 15, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Republic of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, who is on an official visit...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyada Urdun, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In