Wednesday, May 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu taageerayey waxqabadka maamulka gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu taageerayey waxqabadka maamulka gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu taageerayey waxqabadka maamulka gobolka Banaadir, ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Munaasabadda waxaa ka soo qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir, xubno ka socdey ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed iyo shacab isaga kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir.

Related posts

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

May 6, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

May 6, 2026

Qaar ka mid ah dadkii munaasabaddaasi ka soo qeyb-galay ayaa maamulka gobolka Banaadir ku ammaanay doorka maamulka Suuban iyo sida uu u hirgaliyey mashruuca dalkaaga dhiso, iyagoo ballan-qaadey in ay diyaar u yihiin sidii ay arrintaasi u xoojin lahaayeen.

Guddoomiye ku xigeenka Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Canab Xasan Cilmi, ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqdey in ay garab istaagaan maamulka gobolka Banaadir oo muujiyey isbadel la  taaban karo, iyadoo tusaale  u soo qaadatay mashruucii lagu dhisay aqalka dowladda Hoose ee Xamar ee ahaa Dalkaaga dhiso.

Previous Post

Dhageyso warka Subaxnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Munaasabad lagu taageerayay dowlad goboleedka Galmudug oo lagu qabtay Juba “SAWIRRO”

Next Post
Munaasabad lagu taageerayay dowlad goboleedka Galmudug oo lagu qabtay Juba “SAWIRRO”

Munaasabad lagu taageerayay dowlad goboleedka Galmudug oo lagu qabtay Juba “SAWIRRO”

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

May 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

May 6, 2026
0

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, ahna Safiirka aan daganeyn ee Sri lank, Mudane Cabdullahi Maxamed Odowaa, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah

May 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirkii hore Jabuuti ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirkii hore Jabuuti ee Soomaaliya

May 5, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In