Thursday, April 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

W. ku xiigeenka Maaliyadda XFS “Kuliyadda Ciidanka Booliska ee degmada Carmo Waa Mid kamid ah Astaamaha Qaranka”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
W. ku xiigeenka Maaliyadda XFS “Kuliyadda Ciidanka Booliska ee degmada Carmo Waa Mid kamid ah Astaamaha Qaranka”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xiigeenka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane
Maxamud Xayir Ibraahim iyo gudoomiyaha degmada Carmo mudane Maxamed
Cali Shire ayaa booqday Kuliyadda Tababarka Ciidanka Booliska,
Isbitaalka guud ee degmada, iyo gooba kale oo muhiim ah,

Booqashada kadib ayaa Wasiirku  waxa uu sarakiisha xerada ka dhegays
tay warbixin iyo cabashooyin ay qabeen oo ay ka codsadeen wasiirku in
uu ka gaaarsiyo hayadaha ay khusayso waana uu ka aqbalay.

“Kuliyadda Carmo waa mid muhiim u ah dowladda Federaalka ah waana
goobaha ay ku faanto. Sida ku cad  heshiisyadii ay wada galeen dowlada
Federaalka iyo dowlad gabaleedka Puntland waxaa ku xusan in Kuliyada Tababarka
Ciidanka Booliska ee degmada Carmo dib loo howl galiyo, waxaana maanta
ka howlgala Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobolada dalka Saraakiishii
tababarada ku qaatay halkaan” ayuu yiri mudane Xayir

Sida oo kale wasiirka ayaa booqday cisbitaal casriga ah oo dhawaan
laga hirgaliyey  degmada, waxaana u warbixino ka dhagaysatay
Agaasimaha Isbitaalka Dr Yusuf Farole, wuxuuna Wasiirku  soo booqday
dhamaan qaybaha uu ka kooban yahay cisbitaalka, waxaana isbitaalka
dhismihiisa iska kaashaday Jaaliyadda ka soo jeeda gobolka iyo dadka
degmada Carmo.

Wasiirka ayaa sida oo kale waxa uu galabta la kulmay qayba ka mida ah
dhalinyaradda degmada Carmo waxayna iska xog warays teen xaalada dalka
iyo arigtida guud ee wasiirka. Si kastaba ha ahaatee wasiirka ayaa
maalmahan sii joogi doona deegamada Puntland isagoona booqasho ku
tagaya Degmada Boosaaso oo ay ka socoto qaban qaabo lagu soo
dhaweynayo.

1
2 3 4 5 6 7 8 9

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa oo la ansixiyey

April 16, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

April 16, 2026
Previous Post

Dhageyso warka habeenimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso: Hees Cusub “Baddeeyduna iib ma aha” iyo Fanaanadda Caashokiin cilmi Xaashi

Next Post
Dhageyso: Hees Cusub “Baddeeyduna iib ma aha” iyo Fanaanadda Caashokiin cilmi Xaashi

Dhageyso: Hees Cusub "Baddeeyduna iib ma aha" iyo Fanaanadda Caashokiin cilmi Xaashi

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa oo la ansixiyey

April 16, 2026
0

War-saxaafadeed: Ansixinta Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa (NACS - 2026–2030).  

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

April 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku...

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

April 16, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka yaa gurmad biyo Dhaamin ah u sameeyay shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhanaane ee duleedka Degmada Marka oo...

Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

Wasiirka Maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay

April 16, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii 𝟐𝟖-𝐚𝐚𝐝 ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Dalalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In