Xidhibaan Qawdhan oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee BJFS
Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo La Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta doortay Guddoomiye cusub....