Guddoomiyaha Degmada Bardaale ee Gobolka Bakool Maxamed Xasan Caraale oo Waraysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay inuu isi soo dhiibay horjooge ka tirsan Maleeshiyadka kooxda Alshabaab kaas oo in muddo ah dhibaato ku hayay dadka shacabka ah ee ku nool degmadaas Faah faahin intaas dheer ka dhagayso Waraysiga guddoomiyaha
Halkaan.