Friday, June 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda: Waxaan doonaynaa in deynta laga cafiyo Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda: Waxaan doonaynaa in deynta laga cafiyo Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka maaliyadda Maxamed Aadan Fargeyte ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii looga cafin lahaa daymaha looga leeyahay dibadda, ayadoo la keeshanaysa hay’adda lacagta adduunka ee IMF.

“Annaga (Soomaaliya) waxaa la inagu leeyahay deymo gaaraya 5.4 Biylan oo doollar oo la qaatay xilligii dowladdii hore, dulsaar badana uu koray, waxaan u baahannahay deymahaas in la inaga cafiyo” ayuu yiri Wasiirka oo sheegay in hay’adda IMF ay kala shaqeyneyso arrintaas haddii ay dowladdu marto hannaanka lagu gaaro in dal laga cafiyo deymo lagu leeyahay.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Sidoo kale IMF ayaa dowladda Soomaaliya kala shaqeyneysa in la xoojiyo qiimaha shilinka Soomaaliga oo muddooyinkii la soo dhaafay tayo ahaan iyo qiimo ahaanba hoos u dhac ku yimid.

“Waxyaabaha kale ee ay IMF naga saacidayso waxaa ka mid ah dib u qaabeynta shilinka Soomaaliga iyo horumarinta Bangiga Dhexe iyo hannaanka maaliyadeed ee dalka” ayuu yiri mudane Fargeete oo hadal ka jeediyay mudaneyaasha baarlamaanka.

Xukuumadda ayaa sanadihii la soo dhaafay ku howlanayd hagaajinta hannaanka maaliyadeed ee dalka iyo horumarinta kaabeyasha shaqaalaha, ayadoo la kaashanaysa hay’adaha caalamiga ah ee horumarinta iyo dowlado kale.

Previous Post

DAAWO sawirada howl gal lagu soo qabtay Miinooyin iyo qalab kale.

Next Post

DEGDEG: Horjoogeyaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo Hiiraan lagu dilay

Next Post
DEGDEG: Horjoogeyaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo Hiiraan lagu dilay

DEGDEG: Horjoogeyaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo Hiiraan lagu dilay

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In