Wednesday, May 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka gobolka shabeellaha hoose oo faah-faahin ka bixiyay Howlgallada shabaab looga saarayo deegaannada gobolkaas+Dhageyso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Maamulka gobolka shabeellaha hoose oo faah-faahin ka bixiyay Howlgallada shabaab looga saarayo deegaannada gobolkaas+Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka  Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin ka Bixyay howlgallada Shabaab looga saarayo gobolka isagoo uga mahad celiyay guddoomiyaha gobolka ciidamada qalabka sida ee Soomalaiya sida ay uga hortagayaan qataraha kooxdaasi shabaab ay la damacsan  yihiin Shacabka.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Cabduqadir Maxamed Nuur “Siidii” oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in  xoogga la saari doono In shabaab laga saaro deegaannada ay uga suganyihiin  gobolka shabeellaha Hoose.

Related posts

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

May 6, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

May 6, 2026

Halkaan ka dhagayso waraysiga Guddoomiyaha.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/08/ssss-Wareysi-gudoomiyah-shabeelaha-hoose-.mp3-.mp3
Previous Post

Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda oo ku Guuleystay in shabaab laga saaro deegaanno Gobolka Shabeellaha Hoose ka tirsan

Next Post

Bulshada Soomaaliyeed oo laga codsaday in ay u hiilliyaan Afka Soomaaliga+Dhageyso

Next Post
Bulshada Soomaaliyeed oo laga codsaday in ay u hiilliyaan Afka Soomaaliga+Dhageyso

Bulshada Soomaaliyeed oo laga codsaday in ay u hiilliyaan Afka Soomaaliga+Dhageyso

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

May 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

May 6, 2026
0

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, ahna Safiirka aan daganeyn ee Sri lank, Mudane Cabdullahi Maxamed Odowaa, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah

May 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirkii hore Jabuuti ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirkii hore Jabuuti ee Soomaaliya

May 5, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In