Saturday, June 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cabasho ku aadan wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Afbarwaaqo oo isa soo tareysa

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Deegaanka Afbarwaaqo ayaa ka cawday isticmaalka wadada isku xirta Galkaacyo iyo deegaanka Afbarwaaqo kaddib bacaad farabadan oo wadadaasi xiray, taasi oo sababtay in gaadiidka ay deegaanno kale maraan oo ay ku qaadato safar dheer.

Sidoo kale shacabka deegaanka ayaa dhankooda cabasho ka muujiyay sara u kaca ku yimid raashinka oo ka dhalatay gaadiidka raashinka qaada oo hakad galay, madaama deegaanak Afbarwaaqo iyo deegaananda kale ee dhaca dhanka waqooyi bari ee gobolka Mudug inaysan jirin gaadiid si toos ah u isticmaali karta.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

June 20, 2026
Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo maanta ka furmaya dalka

Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo maanta ka furmaya dalka

June 20, 2026

Guddoomiyaha deegaanka Afbarwaaqo Cabdulaahi Yuusuf Guuleed oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in gadiidka xamuulka qaada ay dhib ku isticmaalka wadada isku xirta Gaalkacyo iyo deegaankaasi, isagoo intaa ku daray in haddii arrimaahasi wax laga qaban waayo ay ka dhalan karto dhibaato xagga nolosha ah.

“40 km oo 35 km bacaad ah, shana ay tahay dhagax ayaa jira, waxaan ku soo sameynay kormeer, runtii shacabka dhibaato badan ayay ku qabaan isticmaalka wadadaasi, mana jiraan meel dadka deegaannadaasi ku nool raashinka loo marsiiyo, madaama gaadiidka xamuulka qaada aysan isticmaali Karin, waxaana codsaneynaa in wadadaasi dib loo furo” ayuu yiri Cabdullaahi.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Mudug Cabdirisaaq Maxamed Axmed ayaa ku soo waramay in sicir barar uu ka jiro deegaanka Afbarwaaqo iyo deegaannada kale ee ku xeeran, maadaama gaadiidka xamuulka qaada ay dhibaatooyin badan ku qabaan isticmaalka jidka isku xira Gaalkacyo iyo deegaanka Afbarwaaqo.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Ra’iisul wasaare ku-xigeen: “Xukuumadda waxa ay xoogga saareysaa wax u qabashada dadka naafada”

Next Post
RW ku xigeenka oo kulan la qaatay gudigga kormeerka ee Maareynta Maaliyadda Dowladda

Ra'iisul wasaare ku-xigeen: "Xukuumadda waxa ay xoogga saareysaa wax u qabashada dadka naafada"

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka...

Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo maanta ka furmaya dalka

Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo maanta ka furmaya dalka

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta si rasmi ah guud ahaan dalka uga furmaya imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare,...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan ka yeeshay xaaladda bani’aadantinimo ee ka taagan gobolka Baay

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan ka yeeshay xaaladda bani’aadantinimo ee ka taagan gobolka Baay

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Hoggaamiyeyaasha Garsoorka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In