Akhristayaal Waxaan Halknani idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Ciidama Ka Tirsan Kuwo Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar loogu soo xiray Dugsiga tababarka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho, iyadoo tababarka ay bixinayeen saraakiil ka socday Ururka Midowga Yurub oo gacan ka geysta tababarada CXD, waxaana u soo xiray tababarka Ciidamada oo tiradoodu ay eheyd 100 Askari Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalkaย Soomaaliyeed Gen C/risaaq Khaliif Cilmi.

๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐จ๐จ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐ฑ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ค๐
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...












