Saturday, May 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

100 Arday Oo Maanta Ka Qalinjabisay Kuliyadda Shareecada Islaamka Jamacaada Bariga Afrika Faraca Goldogob

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
100 Arday Oo Maanta Ka Qalinjabisay Kuliyadda Shareecada Islaamka Jamacaada Bariga Afrika Faraca Goldogob
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflada  oo ay ku qalinjabiyeen arday gaaraysa ilaa 100 ardayd oo ka baxday kuliyada shareecada islaamka ee Jaamacadda Bariga Africa faraceeda Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka qeyb galay mas,uuliyiinta jaamacada waalidiin iyo marti sharaf kale.

Gudoomiyaha jaamacada Bariga Africa qeybta Galdogob iyo Sheekh, C.waaxid Xaashi oo ah gudoomiyaha gudiga sare ee jaamacadda ayaa ka hadlay munaasabada isagoo ka warbixiyay mudadii 4 sano ahayd oo ardaydasi waxbarashada ku jireen gaar ahaan darajada koowaad ee jaamacadda.

Related posts

Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada ee Nidaamka Xisaab-xirka iyo Lacag-bixinta Gaadiidka Cirka

Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada ee Nidaamka Xisaab-xirka iyo Lacag-bixinta Gaadiidka Cirka

May 2, 2026
Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026

“waxaan lee yahay hambalyo hambalyo waxan  idiin ku hambalyenayaa qiimaha wax barshadu ay leedahay iyo tacliintu waxaan rabaa in aan idinla wadaago farxad runtii waaa markii ugu horaysay oo ay arday ka qalin jabiyaan jaamacad bariga Africa faraca jaamacadda ee Galdogob, Shan iyo taban sano kadib waxa aan qorsheynay inaanu dhisno barnaamijka la yiraado waqafka jaamacad  oo ay faaiido ugu jirto Ardayda iyo Jaamacadduba”Sidaasi Waxaa Yiri Sh C.waaxi Sh.

Guddoomiyaha guud ee Jaamacadda Barig Africa Aadan sheekh doon ayaa munaasibadda ka sheegay in fursado badan ay u hayaan Umadda Soomaaliyeed,ayna xiriir iskaashi waxbarasho la leeyihiin Jaamacado ku yaalla dalka dibaddiisa oo ay kamid yihiin jaamacado ku yaalla dalka Maleesiya.

“Ardaydaan waa ardaydii koowaad ee ka qabin jabisa jaamcadda ee heeka diriiga  wax ay noqon doonaa ardaydaan kuwa Baal Taariikhi ah ka gala Degmada, waxaan kaloo idiin sheegayaa in ardaygii kaga bax jaamacad guhada dalka  uu ka fiican yahay aradayga dibada wax ku barta” ayuu yiri guddomiyaha Degmada Goldogob Xasan Faarax Ayaxle oo ah guddoomiyaha degamada Goldogob oo ka hadlay munaasibaddaasi Qalinjabinta ah.

Gabagadii munaasadda ayaa waxaa shahaadooyin la guddoonsiyay arday qalinjabisay,kuwaasi oo wajiyadooda laga dheehan karay farxad aad weyn.

Previous Post

Madaxweynaha: ‘’Waan ka tacsiyeynaya geerida 45-ka askari ee dowladda Imaaraadka looga diley Yemen iyagoo gudanaya waajibkooda’’

Next Post

Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Qal-qalgalin Siyaasadeed Ku Tilaamay Mooshinka laga Keenay M.weynaha+Sawirro

Next Post
Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Qal-qalgalin Siyaasadeed Ku Tilaamay Mooshinka laga Keenay M.weynaha+Sawirro

Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Qal-qalgalin Siyaasadeed Ku Tilaamay Mooshinka laga Keenay M.weynaha+Sawirro

Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada ee Nidaamka Xisaab-xirka iyo Lacag-bixinta Gaadiidka Cirka

Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada ee Nidaamka Xisaab-xirka iyo Lacag-bixinta Gaadiidka Cirka

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa si rasmi ah u shaaciyay in...

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026   1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In