Saturday, May 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Inta badan mudanayaashii mowshinka ka keenay madaxweynaha oo qaatay wadahadal “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Inta badan mudanayaashii mowshinka ka keenay madaxweynaha oo qaatay wadahadal “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In ka badan 50 mudane oo ka tirsana xildhibaannadii dhawaan mowshinka ka keenay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta caddeeyay iney wadahadal u bedelayaan mowshinkaasi.

Xildhibaanadan oo maanta kulan gaar ah ku yeeshay Muqdisho ayaa soo saaray go’aan ay ku muujinayaan iney dib uga laabteen mowshinkii ka dhanka ahaa madaxweynaha, iyagoo xusay in taa bedelkeeda ay diyaar u yihiin wadahadal.

Related posts

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026

War saxaafadeed ay mudanayaashaasi ka soo saareen kulankooda maanta oo nuqul ka mid ah soo gaaray warbaahinta Qaranka ayna ku xusnaayeen 12 qodob ayaa lagu sheegay in ay qaateen baaqii guddoomiyaha baarlamanka ee ku wajahnaa in wadahadal lagu dhameeyo kala qeybsanaanta mudanayaasha ee la xiriirta mowshinka laga keenay madaxweynaha.

Xildhibaan C/laahi Maxamed Adan Shaacir oo ka mid ah mudanayaasha ayaa sheegay iney go’aankan  qaateen markii ay tixgeliyeen baahida loo qabo dhameystirka dhismaha maamul goboleedyada, codsiga gudoomiyaha baarlamanka iyo kan beesha caalamka.

Sidoo kale xildhibaan Aamino Cumar oo hadashay ayaa sheegtay in xildhibaannada go’ankan qaatay ay intooda badan yihiin kuwii hore mowshinka uga keenay madaxweynaha, iyagoo garoowsaday xaaladda dalku marayo.

3 5 6 7 8 10 12 14 16 17 20 23 24

Sawir qaade Maxamed Cabdulaahi Feereeysane

Previous Post

Guddoomiye Ku-xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhaweeyey Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Daawo Sawirada Taliska ciidanka booliiska oo maanta lagu wareejiyay gaadiid ciidan

Next Post
Daawo Sawirada Taliska ciidanka booliiska oo maanta lagu wareejiyay gaadiid ciidan

Daawo Sawirada Taliska ciidanka booliiska oo maanta lagu wareejiyay gaadiid ciidan

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026   1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In