Monday, May 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirro iyo Diblomaasiyiin ka qeybgalay kulan dib loogu eegayay sharciga shaqaalaha ajnabiga ah “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirro iyo Diblomaasiyiin ka qeybgalay kulan dib loogu eegayay sharciga shaqaalaha ajnabiga ah “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo diblomaasiyiin ayaa maanta ka qeybgalay kulan dib loogu eegayo sharciga shaqaalaha ajnabiga ee dowladda Soomaaliya kaas oo dhowaan ay meelmariyeen golaha shacabka Soomaaliyeed

Kulankaan ayaa ujeedkiisu ahaa in dib-uhabeyn lagu sameeyo Sharciga Shaqaalaha Rayidka ee Dawladda kaas oo soo baxay Dec Shanteedii 206-kii.

Related posts

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Akhriso bayaanka Shirka Golaha Wasiirada

May 17, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

May 17, 2026

Wasiir-ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arimha Bulshada Cismaan Libaax Ibraahim oo hadal ka jeediyey kulan ayaa sheegay in Wasaaraddu ku talagashay in mar walba ay u gudato waajibaadka loo idmaday gudashadiiso waxaana marqaati midka aan u fadhino oo ah wax ka bedelka Sharciga shaqaalaha Rayidka ee Dawladda Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xaawo Maxamed Xasan ayaa iyaga sheegta in ay soo dhaweyneyso wax ka bedelka Sharcigaan ayana soo jeedineyso in ay ka muuqdaan  doorka haweenka iyo Kaalinta ay ku yeelan doonaan Dadka Baahiyaha gaar ah qaaba oo leh tixgelin gaar ah.

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimha Bulshada  C/weli Ibraahim Sheekh Muudey oo furay shirka wax ka bedelka sharciga shaqaalaha Rayidka ayaa tilmaamay in aqoonyahanno Soomaaliyeed oo aqoon iyo waayo-arganimo u leh sharcigaan ay ka soo shaqayn dooonaan isla markaana aya Wasaaraddu in meesha ay ka baxaan qodobada aan hada socaneynin.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Mas’uuliyiin ka kala socday hay,adaha Dawlada,Saafaraha u fadhiya Magaalada Muqdisho Dalalka dibada iyo Ururo Caalami waana markii ugu horeysey wax ka bedel lagu sameeyo Sharciga Lambarkiisu Kow iyo Toban   ee Shaqaalaha Rayidka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya.

IMG_6292 IMG_6293 IMG_6303 IMG_6312 IMG_6334 IMG_6335 IMG_6341 IMG_6343 IMG_6344 IMG_6345 IMG_6346 IMG_6347 IMG_6348 IMG_6349 IMG_6354 IMG_6355 IMG_6364 IMG_6365 IMG_6366 IMG_6368 IMG_6371 IMG_6377 IMG_6402 IMG_6403

Sawir qaade Cabdulaahi Muxudiin “Codka”

Previous Post

Dhageyso Wark Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Ururka haweenka Qaranka oo deeq u qeybiyay qoysas danyar ah “Sawirro”

Next Post
Ururka haweenka Qaranka oo deeq u qeybiyay qoysas danyar ah “Sawirro”

Ururka haweenka Qaranka oo deeq u qeybiyay qoysas danyar ah "Sawirro"

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Akhriso bayaanka Shirka Golaha Wasiirada

May 17, 2026
0

Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

May 17, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka dalka Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka dalka Jabuuti

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In