Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo Tababar Howleed ugu Soo Gabagaboobay Nairobi”Sawiiro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo Tababar Howleed ugu Soo Gabagaboobay Nairobi”Sawiiro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa waxaa maanta magaalada Nairobi ugu soo gabagaboobay tababar howleed u socday mudo afar maalmood ah oo ay uga doodayeen qorshayaasha hor yaala gudiga.

Tababarkan loo qabtay gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa waxaa fududeeyay hay’adda qaramada u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee UNSOM.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

July 14, 2026
π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

July 13, 2026

Xiritaankii tababarkan u socday gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa waxaa ka qeyb galay safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalkani Kenya Jamaal Maxamed Xasan,xubno matalayay wadamada deeq bixiyaasha iyo qaar ka mid ah diplomaasiyiinta reer galbeedka ee fadhigoodu yahay Nairobi.

Gudoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim Xaliimo (Yareey) ayaa sheegtay labadii maalin ee ugu horeysay tababarka lagu barayay gudiga sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen iyo sidii ay uga xalin lahaayeen caqabadaha soo wajaho.

Xaliimo Yareey ayaa sidoo kale sheegtay in labadii maalin ee kale gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ay isla meel dhigayeen qorshaha gudiga oo ah sidii dalka Soomaaliya ay mustaqbalka u gaarsin lahaayeen doorashooyin xur ah.

Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka ayaa sidoo kale ka dooday qorshaha hor yaalo sedaxda bilood ee ka harsan sanadkan iyo qorshaha sanadka soo socda ee 2016.

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalkani Kenya Jamaal Maxamed Xasan oo gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka u soo xiray tababarkan ayaa kula dar daarmay in ay si taxadir leh u wajahaan shaqada adag ee hor taala,isagoo wadamada deeq bixiyaasha ugu baaqay in ay taageero dhinac kasta leh siiyaan gudigan.

IMG_0751 IMG_0752 IMG_0753 IMG_0754 IMG_0756 IMG_0757 IMG_0758 IMG_0759 IMG_0760 IMG_0761 IMG_0762 IMG_0764 IMG_0765 IMG_0766 IMG_0767 IMG_0768 IMG_0769 IMG_0770 IMG_0788 IMG_0791 IMG_0792 IMG_0795 IMG_0796 IMG_0798 IMG_0802

Sawir qaade:-C/raxmaan Cumar Cabdi(Somali)

Previous Post

Saraakiisha ciidanka Xoogga ee Gobolka Gedo oo sheegay in Amniga Baadheere laysku halayn karo

Next Post

Roobabkii Dayrta oo ka Curtay Deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud

Next Post
Roobabkii Dayrta oo ka Curtay Deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud

Roobabkii Dayrta oo ka Curtay Deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka XDS, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska Leyli Saraakiisha iyo Leyli saraakiil Xigeennada...

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf , ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuc...

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka TΓΌrkiga ee Soomaaliya

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka TΓΌrkiga ee Soomaaliya

July 13, 2026
0

La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta ku qaabilay Xafiiska Amniga Qaranka Danjiraha Turkiga...

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

July 13, 2026
0

H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In