Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roobabkii Dayrta oo ka Curtay Deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Roobabkii Dayrta oo ka Curtay Deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roobkii Dayrta ayaa Ka Curtay Deegaanno ka tirsan Gobollada Galgaduud iyo Mudug, xilli deegaannada qaar ee bartamaha Dalka ay ka jireen xaalado Abaareed iyo kuwa biyo la’aaneed.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka uga soo warrama Gobolka  galgaduud Maxamed Deeq Cabdi Maxamed ayaa soo sheegaya in Roobabkaas dayrta ah ay ka curteen deegaanno badan oo  ku yaalla Gobolka Galgaduud.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026

Deegaanka Ceel-garas ayaa ka mid ah meelaha Roobabka Dayrta ay ka Curteen, iyadoona ay ku diirsadeen Roobabkaas dadka iyo Duunyada ku nool deegaankaas oo u dhow degmada Dhuusamarreeb ee Gobolka Galgaduud.

Dhinaca kale Roobabkaan ayaa ka da’ay dhinaca Waqooyi Ee Gobolka Galgaduud Gaar ahaan degmada Cabudwaaq si doo kalana isla degmada Caabudwaaq ee Gobolka galgaduud  ayey Roobabkaas ka Curteen, iyadoo Neecowda Qabow ee Roobka ay ku diirsadeen Shacabka Kunool goobihii Roobabkaas ay ka da’een.

Deegaannada Roobabka dayrta ay ka Curteen ayaa muddooyinkii dambe waxaa ka jiray biyo la’aan haysatay dadka iyo duunyada, iyadoo hadda goobahaas laga Dareemayo Raxmadda Alle maadaama Roobkii dayrta uu Deegaannadaas u Curtay.

Previous Post

Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo Tababar Howleed ugu Soo Gabagaboobay Nairobi”Sawiiro”

Next Post

Wasiirkii Khayraadka iyo Batroolka Nigeria oo London lagu Xiray

Next Post
Wasiirkii Khayraadka iyo Batroolka Nigeria oo London lagu Xiray

Wasiirkii Khayraadka iyo Batroolka Nigeria oo London lagu Xiray

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

March 20, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

March 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In