Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu xusayay maalinta Calanka oo lagu qabtay Kuwait “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu xusayay maalinta Calanka oo lagu qabtay Kuwait “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu maamuusayay xuska maalinta calanka oo ku asteysan 12 Oktoobar ayaa lagu qabtay caasimadda dalka Kuwait.

Munaasabada waxaa soo agaasimey  golaha hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, waxaana ka qeybgalay Danjiraha Jamhuuriyadda Federalka u fadhiya dalka Kuwait C/qaadir Amin Sheekh Iyo dhamaan diplomaasiyiinta Safaaradda iyo gudoomiyaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kuwait mudane Maxamed Xaaji Axmed Khumeyni.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Shacabka iyo Dowladda Soomaaliya waxa ay murugada la qeybsaneyaan Walaalahooda Qatar”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Shacabka iyo Dowladda Soomaaliya waxa ay murugada la qeybsaneyaan Walaalahooda Qatar”

July 15, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ka Aflaxday Jaamacadaha Dalka Turkiga

Arday Soomaaliyeed oo ka Aflaxday Jaamacadaha Dalka Turkiga

July 15, 2026

Gudoomiyaha Jaaliyaadda oo madasha ka hadlay ayaa ku baraarujiyey dhalinyarrada in ay qaataan doorkii dhalinyaradii ka horeysay ay ka soo qaateen dalkooda Iyo calankoodana difaaciisa u istaagaa.

Danjiraha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kuwait oo khudbad dheer ka jeediyay halkaasi ayaa yiri  “maanta dalkeenu waa uu sii horumarayaa maalinba maalinta ka danbeysa waddadii toosneydna cagta saarney,  waxaan dhalinyarrada Kuwait ku boorineynaa in ay ka qeybqaataan horumarkaas socda isku duubnidda iy midnimo adag ee  jaaliyaddana u gudbiyaan jaaliyaddaha kale iyo shacabka dalkeenba”.

Munaasabadaan ayaa ku soo idlaatey jawi farxadeed.

IMG_0884 IMG_0895 IMG_0897

Previous Post

R/wasaare ku xigeenka oo ka qeybgalay shir looga hadlayay xaaladda xuquuqul insaanka dalka

Next Post

Roob Mahiigaan ah oo ka da’ay degmada Mahadaay

Next Post
Roob Mahiigaan ah oo ka da’ay degmada Mahadaay

Roob Mahiigaan ah oo ka da’ay degmada Mahadaay

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Shacabka iyo Dowladda Soomaaliya waxa ay murugada la qeybsaneyaan Walaalahooda Qatar”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Shacabka iyo Dowladda Soomaaliya waxa ay murugada la qeybsaneyaan Walaalahooda Qatar”

July 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Dowladda Qatar ee magaalada Muqdisho,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Khudbad ka Jeediyay Furitaan Maalintii Labaad ee Madasha Saddexaad ee Horumarinta Soomaaliya

Minister of Foreign Affairs Addresses Second Day of the Third Somalia Development Forum (SDF 2026)

July 15, 2026
0

H.E. Abdisalam Abdi Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, today delivered the opening keynote address on the second...

Arday Soomaaliyeed oo ka Aflaxday Jaamacadaha Dalka Turkiga

Arday Soomaaliyeed oo ka Aflaxday Jaamacadaha Dalka Turkiga

July 15, 2026
0

Lataliyaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga, Mudane Ismaaciil Ibraahim Aadan, oo ay wehliyaan Xildhibaan Mahad Cawad, Marwo Caaisha Maxamuud...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Khudbad ka Jeediyay Furitaan Maalintii Labaad ee Madasha Saddexaad ee Horumarinta Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Khudbad ka Jeediyay Furitaan Maalintii Labaad ee Madasha Saddexaad ee Horumarinta Soomaaliya

July 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta khudbadda ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In