Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tubta Toosan

Alshabaab in la caawiyo maxay shareecada Islaamku ka qabtaa?

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Tubta Toosan, Wararka
0
Alshabaab in la caawiyo maxay shareecada Islaamku ka qabtaa?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxaha nabadda diiddan oo ay ugu horreyso  maleeshiyada argagixisada ah ee Alshabaab, waxay si joogto ah u fuliyaan dilal iyo qaraxyo ay ku beegsadaan dad rayid ah, mas’uuliyiin dowladeed iyo bartilmaameedyo kale oo ay dadku ku badan yihiin sida suuqyada iy hoteellada.

Dhagar qabayaashani waxay  marar badna ku howl galaan macluumaad sirdoon oo ay ka helaan dad  bulshada ku dhex jira oo ugu kaalmeeya in ay falalkooda bahalnimo fuliyaan.

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

Maxay shareecada Islaamku ka qabtaa in  Alshabaab loogu kaalmeeyo laynta bulshada, sida in loo basaaso goobaha ay weerarayaan ama  loo far muqo dadka ay dilayaan

Waa mowduuca aan toddobaadkan uga hadleyno barnaamijka Tubta Toosan oo uu marti noogu yahay Sheikh Maxamed Cabdulle Maxamed.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/10/TUBTA-TOOSAN-19.10.2015..mp3
Previous Post

Yaa go’aamin kara in qof gaaloobay iyo in kale? Dhageyso

Next Post

Xukuumadda oo lagu wado iney magacawdo guddi wax ka qaban doona fatahaadaha

Next Post
Xukuumadda oo lagu wado iney magacawdo guddi wax ka qaban doona fatahaadaha

Xukuumadda oo lagu wado iney magacawdo guddi wax ka qaban doona fatahaadaha

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In