Monday, August 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Ruusha oo sheegay in Bishaar Al Asad uu diyaar u yahay wadahadal u la yeesho mucaaradka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Ruusha oo sheegay in Bishaar Al Asad uu diyaar u yahay wadahadal u la yeesho mucaaradka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Ruushka ย Putin ayaa sheegay in madaxweynaha Siiriya Bashar Al Assad uu diyaar u yahay inuu wadahadal la sameeyo qaar ka mid ah kooxda mucaaridka ah ee ka soo horjeeda.

Vladimir Putin ayaa hadalkan ka sheegay shirweyne ka dhacay magaalada Sochi ee dalkaasi Ruushka oo looga hadlay xallinta dagaallada waaweyn ee ka dhaca waddamo ka tirsan caalamka.

Madaxweyne Vladimir Putin ayaa sheegay in kulankii uu la yeeshay Bashar Al Asad uu ahaa mid muhiim ah, isagoo xusay in Bishaar Al Asad uu diyaar u yahay wadahadal ay xukuumaddiisu la yeelato qaar ka mid ah kooxaha mucaaradka ah ee ka soo horjeeda.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

August 2, 2026
Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026

Hoggaamiyaha Ruushka ayaa xusay inuu hadda ka baaraan degayo ย habka ugu habboon ee lagu billaabi karo wadahadal dhexmara dowladda iyo mucaaradka Siriya, walow uu sheegay in xal u helidda dagaalka Siiriya uu yahay mid u baahan dadal wadajir ah oo caalamku sameeyo.

Previous Post

Taliyaha ciidanka booliska iyo wafdi uu hogaamiyay oo dib ugu soo laabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Kormeeraha Wasaaradda waxbarashada Galmudug oo la magacaabay

Next Post
Baarlamaanka Galmudug oo Meelmariyay Wasiirrada Mamulkaas

Kormeeraha Wasaaradda waxbarashada Galmudug oo la magacaabay

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

August 2, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo u joogo magaalada Laasacaanood ee xarunta Waqooyi...

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-xidigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Magacaabistan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ƒ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ข๐ฌ-๐ฐ๐ž๐ฒ๐๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐…๐ฎ๐๐ฎ๐๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š (๐๐“๐…๐‚)

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Aqoon-is-weydaarsiga Istaraatiijiyadda iyo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la magacaabay

August 2, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In