Friday, June 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar ku saabsan ilaalinta Caafimaadka Bulshada oo lagu qabtay Ceelguula “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Tababar ku saabsan ilaalinta Caafimaadka Bulshada oo lagu qabtay  Ceelguula “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaar Lagu Bararnayay Sida Ugu Haboon ee Bulshadu Uga Qayb qaadan Karto ilaalinta iyo fayo dhowrka Caafimaadka Bulshada ayaa Degmada Ceel-guula Loogu Qabatay In Ka badan 50-ruux oo isugu jira Qaybaha Kala duwan ee Bulshada Ku nool Degmadaas

Siminaarka oo ahaa Mid si wadajir ah ay u soo agaasimeen Ha’adaha Sosda iyo Daryeel ayaa waxaa Furitaankiisii ka hadlay Maxamed xaaji Ereg oo ku hadlayay Magaca Ururka Sosda ee fadhigiisu yahay Magaalada Gaalkacyo iyo Camar Maxamuud Rooble oo ku hadlayay Magaca Hay’adda Daryeel oo xarunteedu tahay dalka Sweden Waxa ayna ka warbixiyeen Ujeedada Siminaarka Loogu Qabatay Bulshada Ceelguula kaasi oo ay ku sheegeen inuu yahay mid bulshada lagu baraarujinyo ianay ka wada qayb qaataan ilaalinta Caafimaadka Bulshada Sidoo kalana Lagu barayay qaabka ugu haboon oo ay uga qayb qaadna karaan ilaalinta caafimaadka Bulshada iyo fayo dhawrka Deegaanka

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Sidoo kale Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada Ceelguula iyo Qaybaha Kale duwan ee bulshada oo iyaguna ka hadlay madasha furitaanka siminaarka ayaa sheegay inuu wax weyn u tari doono Siminaarkan loo qabtay Wixii ay ka bartaana Gaarsiin doonaan Qaybaha kale ee Bulshada Dagmada Ceelguula iyo deegaanada ku dhaw dhaw

1 (1) 1 (2) 1 (3) 1 (4) 1 (5) 1 (6) 1 (7) 1 (8) 1 (9) 1 (10) 1 (11) 1 (12) 1 (13) 1 (14) 1 (15) 1 (16) 1 (18)

Sawir Qaade Wariye C/risaaq Maxamed Axmed Wariyaha  warbaahinta Qaranka ee Gobalka Mudug.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Xilka La Wareegay “Sawirro”

Next Post

Guddoomiyaha Baarlamanka oo furay shir looga tashanayo dhismaha gudiga Xuquuqda Aadanaha

Next Post
Gudoomiyaha Baarlamaanka “Haweenka Soomaaliyeed Waan Ku Ammaanayaa Doorka Siyaasadda Iyo Hormarka Dalka Ku Leeyihiin” VIDEO

Guddoomiyaha Baarlamanka oo furay shir looga tashanayo dhismaha gudiga Xuquuqda Aadanaha

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In