Akhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa sawirada Wasiirka Warfafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo howlo shaqo ku tagay dalka Jibuuti islamarkaana maanta dalka dib ugu soo laabtay, iyadoo garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho ay ku soo dhaweeyeen Xubno ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta sida Agaasimaha Radiyo Muqdisho,Agaasimaha Dalxiiska,Agaasimaha Marketing, Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyada,iyo mas’uuliyiin kale.