Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeybgalay munaasabadda xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
R/wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeybgalay munaasabadda xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

R/wasaare ku xigeenka dalka, iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda oo ka ka qeybgalay munaasabad lagu weyneynayay maalinta macalinka Sooomaaliyeed oo ku asteysan 21 November.

Waxaa ka qayb galay munaasabada xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed ee manta lagu qabtay magaalada Muqdisho ku xigeenka ra,iisul wasaaraha dalka mudane Maxamed Cumar Carte wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare, wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha wasiiru dfowlaha waxbarashada iyo macalimiin.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

June 27, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo gabagabeeyay safarkiisii shaqo ee Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo gabagabeeyay safarkiisii shaqo ee Dhuusamareeb

June 27, 2026

Mas’uuliyiin kala duwan ee ka qeybgalay xafladda xuska maalinta macalinta Soomaaliyeed ayaa ka hadlay muhiimadda macalinku u leeyahay bulshada iyo sida loogu baahan yahay in la siiyo daryeel wanaagsan.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare Marwo Qadro Bashiir Cali ayaa sheegtay in wasaaraddu ay dadaal ku bixin doonto sidii macalinku uu u heli lahaa taageerada uu uga baahan yahay wasaaradda.

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha mudane Maxamed Cabdulaahi Xasan Nuux ayaa dar daaran siiyay macalinka Soomaaliyeed waxaana uu carrabka ku adkeeyay in wasaaradda dhalinyarada ay qayb ka qaadaneyso kor u qaadista maqaamka macalinka Soomaaliyeed.

Ugu dambeyn waxaa ka hadlay munaasabadaas lagu xusayay maalinta macalinka Soomaaliyeed oo loo asteeyay 21 November ku xigeenka ramiisul wasaaraha dalka mudane Maxamed Cumar Carte oo ku dheeraaday sida looga baahan yahay in bulshadu siiso macalinka mudnaantiisa, waxaana uu hambalyo u diray dhamaan bahweynta macalimiinta Soomaaliyeed.

Previous Post

Wasiir Maareeye “Guul ayay noogu soo dhamaatay socdaalkii Kuwait” SAWIRRO

Next Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga qayb galaya munaasabadda 27-ka JUN

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti,...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo gabagabeeyay safarkiisii shaqo ee Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo gabagabeeyay safarkiisii shaqo ee Dhuusamareeb

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo gabagabeeyay safar shaqo oo laba maalmood qaatay...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay Shabeellaha Dhexe

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal amni xaqiijin ah oo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay, deegaanno iyo tuulooyin...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

June 26, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya maamuuska halyeeyadii naf u huray soo dhicinta gobanimada dalkeenna...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In