Friday, June 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururada U Dooda Xuquuqda Haweenka Iyo Caruurta Oo Muqdisho Ku Qabtay Munaasabad Lagu Xusayay Maalinta Xuquuqul Insaanka “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ururada U Dooda Xuquuqda Haweenka Iyo Caruurta Oo Muqdisho Ku Qabtay Munaasabad Lagu Xusayay Maalinta Xuquuqul Insaanka “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Muqdisho ayaa maantalagu qabtay munaasabad lagu xusayay 10-ka December oo ah maalinta uuc aalamka u aqoonsaday  maalinta xuquuqul insaanka, iyadoo munaasabadaasi ay soo qabaanqaabiyeen ururo u dooda xuquuqda dumarka iyo caruurta,

Waxaana ka soo qeyb galay xubno ka socday ururadaasi iy oqaar ka mid ah caruurta lagu daryeelo xarunta daryeelka caruurtaasi oo ay dhawaan magaalada Muqdisho ka hirgalisay marwada Madaxweynaha dalka Sahro Cumar Xasan.

Related posts

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026

Dadkii ka hadlay munaasabadda ayaa ku dheeraaday ka sheekeynta muhiimadda ay leedahay ilaalinta Xuquuqda Aadanaha iyagoo si isku mid ah u sheegay in loo baahanyahay in dadka Soomaaliyeed ay fahmaan in lagama maar maan ay tahay in laga shaqeeyo horumarinta Xuquuqda Aadanaha.

waxaa goobtaasi kahadlay xaliima Cabdule Cali oo ah wakiilka marwada  Madaxweynaha somaliyadalka Sahro Cumar Xasan  iyoda oo ka hadashay caruurta ay hayaan iyo qaabka ay ku noolyihiin waxa ay mar tidii meesha kasoo qeebgashayne  ku borisay in wax laga qabta xaalada ay ku noolyihin HOOYADA IYO DHALAANKA Somaliyeed.

Sidookale carruurtii  darbi jiifka aheed ee dhaqan cilinta loogu sameeyay xarunta daryeelka caruurta ee Maama Sahra Charity ayaa dhankdooda ka hadlay waxa farqi ah ee u dhaxeeyo nolashii Darbi jiifka iyo Tan hada ay ku nool yihiin oo ah in ay helaan goob wanaagsan cuno fiican iyo caafimaada ayaa u riyaaqay in aaad ugu faraxsan yihiin noolaoha ay hada ku noolyihiin,

Asad  Dhaayoow oo ka mid ahaa xubnihii soo qabanqaabiyay munaasabadaasi ayaa ka hadlay qodobo muhiim u ah ilaalinta xuquuqda aadanaha isagoo filim ka hadlaya dhibaatada uu leeyahay ku xadgudubka xuquuqul insaanka ku soo bandhigay isu imaatinkaasi oo qiiro galisay ka qeyb galayaasha barnaamijkaasi.

Caasho ibraahim Xaaji oo ku hadleysay ururadaasi soo qabanqaabiyay ee u dooda xuquuqda haweenka iyo caruurta ayaa sheegtay in muhiim ay tahay in dadka Soomaaliyeed ay fahmaan muhiimada ay leedahay ilaalinta xuquuqda aadanaha.

Maanta oo kale tobanka bisha laba iyo tobnaad sanadkii1948ki ayey aheyd markii loo asteeyey maalinta caalamiga ah ee xaquuqul aadanaha iyado si isku mid ah looga xusayo dhamaan wadamada caalamka oo ay Soomaaliya ka mid tahay.

DSC00120 DSC00126 (1) DSC00126 DSC00131 DSC00133 DSC00134 DSC00136 DSC00137 (1) DSC00137 DSC00140 DSC00149 DSC00154

 

Previous Post

Maalinta xuquuqul insaanka oo Muqdisho laga xusay-Sawirro

Next Post

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galay Switzerland “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galay Switzerland “SAWIRRO”

Ra'iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galay Switzerland "SAWIRRO"

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In