Sunday, September 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta xuquuqul insaanka oo Muqdisho laga xusay-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Maalinta xuquuqul insaanka oo Muqdisho laga xusay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo aheyd mid loogu dabaal dagayey xuska maalinta caalamiga ah e xuquuqul insaanka oo ay qabatay Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul aadanaha Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiirka wasaaradda haweenka, mas’uuliyiin ka socotay mamulka Galmudug iyo marti sharaf kale taas oo lagu qabtay manta magaalada Muqdisho.
Sacdiyo Maxamed Nuur agaasimaha waaxda jinsiga ee wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu horeyn sharaxaad ka bixisay muhiimada dhowrista xuquuqul aadanaha, iyadoo sheegtay in wasaaradda wax badan ka qabatay ilaalinta xuquuqda aadanaha Soomaaliya.
Wasiirka wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Soomaaliya Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa sheegtay in loo baahan yahay in la dhowro xuquuqda bani’aadmiga si ay u yaraato dhibaatooyinka ka dhasha dhowris la’aanta xuquuqul insaanka, waxeyna ugu baaqday bulshada Soomaaliyeed in ay fahmaan muhiimada ay leedahay xuquuqul insaanka.
Maanta oo kale tobanka bisha laba iyo tobnaad sanadkii1948ki ayey aheyd markii loo asteeyey maalinta caalamiga ah ee xaquuqul aadanaha iyado si isku mid ah looga xusayo dhamaan wadamada caalamka oo ay Soomaaliya ka mid tahay.

IMG_0002 IMG_0006 IMG_0009 IMG_0012 IMG_0040 IMG_0051 IMG_0063 IMG_0064 IMG_0070 IMG_0073 IMG_0074 IMG_0138 IMG_0150 IMG_0157 IMG_0165 IMG_0194 IMG_0195 IMG_0197 IMG_0218 IMG_0220 IMG_0230 IMG_0258

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada Ciidan iyo Colaadaha Hubaysan

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada Ciidan iyo Colaadaha Hubaysan

September 6, 2026
Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo saartay xeerka dhaqan-gelinta iyo habraaca KMG ah ee hay’adaha dhaqanka iyo farshaxanka dalka

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo saartay xeerka dhaqan-gelinta iyo habraaca KMG ah ee hay’adaha dhaqanka iyo farshaxanka dalka

September 6, 2026
Previous Post

War Saxafadeed Guddiga Xaquuqul Insaanka ah ee Soomaaliya ku aadan munaasabadda maalinta caalamiga ah ee xuska xaquuqul Insaanka.

Next Post

Ururada U Dooda Xuquuqda Haweenka Iyo Caruurta Oo Muqdisho Ku Qabtay Munaasabad Lagu Xusayay Maalinta Xuquuqul Insaanka “Sawirro”

Next Post
Ururada U Dooda Xuquuqda Haweenka Iyo Caruurta Oo Muqdisho Ku Qabtay Munaasabad Lagu Xusayay Maalinta Xuquuqul Insaanka “Sawirro”

Ururada U Dooda Xuquuqda Haweenka Iyo Caruurta Oo Muqdisho Ku Qabtay Munaasabad Lagu Xusayay Maalinta Xuquuqul Insaanka "Sawirro"

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada Ciidan iyo Colaadaha Hubaysan

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada Ciidan iyo Colaadaha Hubaysan

September 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada...

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo saartay xeerka dhaqan-gelinta iyo habraaca KMG ah ee hay’adaha dhaqanka iyo farshaxanka dalka

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo saartay xeerka dhaqan-gelinta iyo habraaca KMG ah ee hay’adaha dhaqanka iyo farshaxanka dalka

September 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaqan-gelinta Xeer Wasiir Lr. 0001/26 iyo Habraaca Kumeelgaarka ah ee Maamulka iyo Diiwaangelinta Hay’adaha Dhaqanka iyo Farshaxanka Dalka. Ku:...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka cusub ee hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 5, 2026
0

 RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In