Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururada U Dooda Xuquuqda Haweenka Iyo Caruurta Oo Muqdisho Ku Qabtay Munaasabad Lagu Xusayay Maalinta Xuquuqul Insaanka “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ururada U Dooda Xuquuqda Haweenka Iyo Caruurta Oo Muqdisho Ku Qabtay Munaasabad Lagu Xusayay Maalinta Xuquuqul Insaanka “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Muqdisho ayaa maantalagu qabtay munaasabad lagu xusayay 10-ka December oo ah maalinta uuc aalamka u aqoonsadayย  maalinta xuquuqul insaanka, iyadoo munaasabadaasi ay soo qabaanqaabiyeen ururo u dooda xuquuqda dumarka iyo caruurta,

Waxaana ka soo qeyb galay xubno ka socday ururadaasi iy oqaar ka mid ah caruurta lagu daryeelo xarunta daryeelka caruurtaasi oo ay dhawaan magaalada Muqdisho ka hirgalisay marwada Madaxweynaha dalka Sahro Cumar Xasan.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Dadkii ka hadlay munaasabadda ayaa ku dheeraaday ka sheekeynta muhiimadda ay leedahay ilaalinta Xuquuqda Aadanaha iyagoo si isku mid ah u sheegay in loo baahanyahay in dadka Soomaaliyeed ay fahmaan in lagama maar maan ay tahay in laga shaqeeyo horumarinta Xuquuqda Aadanaha.

waxaa goobtaasi kahadlay xaliima Cabdule Cali oo ah wakiilka marwada ย Madaxweynaha somaliyadalka Sahro Cumar Xasan ย iyoda oo ka hadashay caruurta ay hayaan iyo qaabka ay ku noolyihiin waxa ay mar tidii meesha kasoo qeebgashayne ย ku borisay in wax laga qabta xaalada ay ku noolyihin HOOYADA IYO DHALAANKA Somaliyeed.

Sidookale carruurtii ย darbi jiifka aheed ee dhaqan cilinta loogu sameeyay xarunta daryeelka caruurta ee Maama Sahra Charity ayaa dhankdooda ka hadlay waxa farqi ah ee u dhaxeeyo nolashii Darbi jiifka iyo Tan hada ay ku nool yihiin oo ah in ay helaan goob wanaagsan cuno fiican iyo caafimaada ayaa u riyaaqay in aaad ugu faraxsan yihiin noolaoha ay hada ku noolyihiin,

Asad ย Dhaayoow oo ka mid ahaa xubnihii soo qabanqaabiyay munaasabadaasi ayaa ka hadlay qodobo muhiim u ah ilaalinta xuquuqda aadanaha isagoo filim ka hadlaya dhibaatada uu leeyahay ku xadgudubka xuquuqul insaanka ku soo bandhigay isu imaatinkaasi oo qiiro galisay ka qeyb galayaasha barnaamijkaasi.

Caasho ibraahim Xaaji oo ku hadleysay ururadaasi soo qabanqaabiyay ee u dooda xuquuqda haweenka iyo caruurta ayaa sheegtay in muhiim ay tahay in dadka Soomaaliyeed ay fahmaan muhiimada ay leedahay ilaalinta xuquuqda aadanaha.

Maanta oo kale tobanka bisha laba iyo tobnaad sanadkii1948ki ayey aheyd markii loo asteeyey maalinta caalamiga ah ee xaquuqul aadanaha iyado si isku mid ah looga xusayo dhamaan wadamada caalamka oo ay Soomaaliya ka mid tahay.

DSC00120 DSC00126 (1) DSC00126 DSC00131 DSC00133 DSC00134 DSC00136 DSC00137 (1) DSC00137 DSC00140 DSC00149 DSC00154

Previous Post

Maalinta xuquuqul insaanka oo Muqdisho laga xusay-Sawirro

Next Post

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galay Switzerland “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galay Switzerland “SAWIRRO”

Ra'iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galay Switzerland "SAWIRRO"

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In