Tuesday, August 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nikcolas Kay oo ka hadlay waxqabadka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Nicholas Kay:Dhalinyaradu Waxa Ay La Imaan Karaan Tamar Iyo Firfircooni Cusb .
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wakiilka Waqtigiisu sii dhamaanayo ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaliya Ambasador Nickolas Key oo Waraysi Siiyay SNTV ayaa ka hadlay waxqabadka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Danjire Nikolas Key Waxa uu sheegay in Horumar la taaban karo Soomaaliya ay gaartay,  iyadoo taageero ka helaysay Qaramada Midoobay.

Related posts

Madaxweynaha JFS “Soomaaliya waxay mudan tahay in si buuxda looga faa’iideysto kheyraadka baddeeda.”

Madaxweynaha JFS “Soomaaliya waxay mudan tahay in si buuxda looga faa’iideysto kheyraadka baddeeda.”

August 4, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026

Nikolas Key oo hadalkiisa sii wata ayaa intaasi ku daray in Ciidamada XDS  iyo Kuwa AMISOM ay guula waa weeyn ka soo hooyeen dagaalka ka dhanka ah Kooxda Alshabaab.

Wakiilka Qaramada Midboobay ayaa soo dhaweeyay isbedelka Lagu Sameeyay howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Ergayga cusub ee loo soo magacaabay.

Nikolas Key ayaa ugu dambeyn rajo wanaagsan ka muujiyay in Soomaaliya ay cagaheeda isku taageeyso dhawaan, isagoo kula dar daarmau ummadda Soomaaliyeed iney u soo jeestaan sidii looga soo kaban lahaa burburka.

Wakiilka Qaramada Midoobe ayaa sheegay in Soomaaliya ay wax badan u qabsoomeen iyadoo loo maray Barnaamijka Hiigsiga Cusub.

Previous Post

Fahamka nidaamka Federaalka ah oo laga hadlay “SAWIRRO”

Next Post

Daawo Sawirrada: Sida quruxda badan ee madaxweynaha loogu soo dhaweeyay Beledweyne

Next Post
Daawo Sawirrada: Sida quruxda badan ee madaxweynaha loogu soo dhaweeyay Beledweyne

Daawo Sawirrada: Sida quruxda badan ee madaxweynaha loogu soo dhaweeyay Beledweyne

Madaxweynaha JFS “Soomaaliya waxay mudan tahay in si buuxda looga faa’iideysto kheyraadka baddeeda.”

Madaxweynaha JFS “Soomaaliya waxay mudan tahay in si buuxda looga faa’iideysto kheyraadka baddeeda.”

August 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka jeediyay furitaanka Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, isagoo carrabka...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay Mudane George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026
0

Muqdisho ayaa goordhow martigelin doonta Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb geli doonaan mas'uuliyiin ka tirsan...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In