Saturday, June 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Shaqada “Shaqaale Cusub ayaa shaqo u Aadidoona Sacuudiga & Qadar “

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada oo fasaxday  Shaqaalaha Soomaaliyeed maalinta birri ah” Dhagayso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa sheegay in Wasaaraddu ay waddo Qorshayaal shaqo lagu siinayo shaqaalaha Dowladda iyo kuwa Madaxa banaan sidii loo la socon lahaa.

Cismaan Libaax Ibraahim Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada  oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa yiri.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

“Waxaa meel wanaagsan inoo maraya dadaallada aan ku doonayno inaan shaqo ugu abuurno Dhallinyarada Soomaaliyeed, meelo badan ayaana wax ka keenay”

Dhanka kale Cismaan Libaax Ibraahim ayaa sheegay in bisha koowaad ee sanadka Cusub ee 2016’ka uu billaaban doono fursado shaqo oo la siin doono Shaqaalaha Soomaaliyeed.

“Bisha Janaayo waxaa billaaban doona  wax uun, waxaa jira fursado badan oo lunsanaa oo ay hadda Wasaaradda soo saartay  , sidaad ogtihiin 5,000 oo Shaqaale Ajnebi ah ayaa dalka jooga oo ka shaqeeya fursadaha shaqo ee dalka yaallana waxaa leh Shaqaalaha Soomaaliyeed, sharcigii shaqaalaha ajnabiga baarlamaanka ayaa ansixiyay kaas ayaana ku shaqaynaa” Ayuu yiri Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada.

Ugu dambayntii, Wasiir ku-xigeenka  Wasaaradda Shaqada ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan shaqaale Soomaliyeed oo Dhawaan shaqo u tagidoona dalalka Sacuudiga iyo Qadar   si ay uga faa’iidaystaan shaqooyinka ay qaban karaan ee yaalla dalalkaas.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maalintii Saddexaad ku sugan Baladweyn

Next Post

Shabaab oo laga saaray Tuulooyin ku yaalla galbeedka Magaalada Kismaayo

Next Post
Shabaab oo laga saaray Tuulooyin ku yaalla galbeedka Magaalada Kismaayo

Shabaab oo laga saaray Tuulooyin ku yaalla galbeedka Magaalada Kismaayo

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In